Saraakiisha Shabaabka ah ee Muqdisho lagu dilay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Saraakiisha Shabaabka ah ee Muqdisho lagu dilay

Post by THE_TRUTH1 »

TOP NEWS+FAAH-FAAHIN:-Magacyada iyo Qabiilada ay ka soojeedaan Saraakiisha Shabaabka ah ee Muqdisho lagu dilay




Jul 24, 2014 - 1 Jawaab
Waxaan idiin soo gudbinaynaa magacyda iyo Qabiilada ay u dhasheen saraakiisha shabaabka ah ee saka lagu toogtay magaalada Muqdisho.

Saraakiisha la toogtay saakay waxay u kala dhasheen ,hal ,Isaaq Habaryoonis, Labo Habargidir Ceyr Ayaanle, iyo hal 1 Duduble.
Labada u dhashay beesha Ceyr Habargidir waxay ka tirsan yihiin Amniyaatka Al-Shabaab,waxayna askari ku dileen degmadda Hodan. waxaa lagu kala magacaabaa Mustaf Shidane iyo Abdifitah Khaliif Baalle.

Ninka u dhashay beesha Duduble waxaa laga soo qabtay Dayniile isagoo xambaarsan qoriga loo yaqaan Hoobiyaha.

Ninka afaraad wuxuu Muqdisho ka geystay qaraxyo ,wuxuuna ka yimid Burco,Togdheer.waxaa lagu magacaabaa Mucaawiye Ahmed Jamac.

Afartaan nin saaka waxaa lagu toogtay meel fagaaro ah oo ku taala magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar jajab ee gobalka Banaadir.
:som: :up:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Saraakiisha Shabaabka ah ee Muqdisho lagu dilay

Post by FarhanYare »

How do we know that this is the real deal and the men arrested/killed are infact Alshabaab and not innocent people framed by the desperate government that is under pressure to control the shabaab problem?

That said, this has all the markings of a faqa.. propaganda. :stylin:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”