coup in Somaliland
Posted: Sun Aug 10, 2014 2:42 pm
Faysal cali warabe, cirro , dhegaweyne. political coup. They will make a transitional government
Waxaa maanta magaalada Hargeisa kulan ku qabtay Gudoomiyaasha Xisbiyada Mucaaridka ee ucid iyo wadani iyo sidoo kale Xubnaha Koox laga baxday Madasha Wada tashiga, waxayn dhamaantood si wada Jir ah ugu dhowaaqeen in La dhisayo waxay ugu yeedheen Dawlad cusub.
Kadib Markii ay qodobada Akhiriyeen ayaa dhamaantood waxaa waraysi La yeeshay Wariyaha BBC Axmed Siciid Cige, C/raxmaan ciro ayuu waydiiyey Su’aalo dhowr ah, Sidoo kale Faysal Cali waraabe ayaa Sheegay inay dhamaatay Waqtigii Faataxo La Qaadanayey, Waxaana ugu danbaynta Su’aalo la waydiiyey Ibraahim dhegawayne oo ka socday madasha wadatashiga, Wuuxna sheegay in Xaaraan yihiin, ayna dhisayaan dawlad Kumeel gaadh ah”
Arintaan ayaa waxaya u quus gooynaysaa maamulka Axmed Siilaanyo kaasi oo qorshaynayey inuu waqtiga kororsado, Sidoo kalana Damacsanaa inuu dagaalo Bilaabo si dib loogu dhigo doorashada Maamulkaasi.