Xildhibaan Cabdiraxmaan Leelkase biirayaan MAAMULKA G/DHEXE

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Xildhibaan Cabdiraxmaan Leelkase biirayaan MAAMULKA G/DHEXE

Post by THE_TRUTH1 »

http://saadaalnews.net/?p=11994
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil

Xoosh Jibril oo sheegay in Puntland ay cadaalad darro ku sameysay Leelkase kuna biirayaan MAAMULKA G/DHEXE




Aug 10, 2014 - 7 Jawaabood
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, ayaa ka hadlay caddaalad darrada Puntland ay ku sammeysay beesha Leelkase oo ka mid ah beelaha laf dhabarka ah ee dega Puntland, ee uu kasoo jeedo.

Cabdiraxmaan Xoosh, ayaa bartiisa Facebook ku xardhay erayo lagu tilmaami karo kuwa ka turjumaya qadiyada beesha Leelkase, ee ku aaddan siyaasadda dalka.

Waxa uu is-bar bar dhig ku sammeeyey tirada xildhibaannada Leelkase ay ku lee yihiin baarlamanka Puntland oo ah 3 iyo tan ay ku lee yihiin baarlamanka federaalka oo ah 5 xubnood.

Waxa is-weydiiyey sababta beelaha Dhulbahante (17 xildhibaan) iyo Warsangeli (9 Xildhibaan) ay baarlamanka Puntland uga badan yihiin Leelkase, ayada oo xaqiiqda ay tahay in labadaas beeloodba aysan daacad u wada ahayn Puntland sida Leelkase, oo ay sidoo kale ku jiraan baarlamanka Somaliland.

Ayada oo uu eegayo arrimahaas oo idil, ayuu Xoosh Jabriil is-weydiiyey waxa diidi kara in Leelkase ku biiraan maamulka cusub ee Central Somalia State ee gobollada Mudug iyo Gal-Gaduud?

Xildhibaan Xoosh oo looga bartay inuu si dhab ka hadal ah u cabiro waxa uu aaminsan yahay ayaa yiri:- “Dad baa waxey leeyihiin, Xubno ka mid ah beesha LEELKASE kama qaybgali karaan maamul u sameeynta Central Somalia State. War waalidaan arka. Mar haddii Warsangali Daarood oo 9 Xildhibaan ku leh Baarlamaanka Puntland iyo Dhulbahante Daarood oo ku leh 17 xubnood Baarlamaanka Puntland, ay Somaliland madaxna ka yihiin, Baarlamaanka Somaliland-na Ku jiraan, maxaa Leelkase laga rabaa. Ka warran Leelkase oo ah qabiilka labaad ee Puntland dega wixii ka dambeeya Harti Daarood ayaa laga siiyay Puntland seddex (3) Xildhibaan, Federaalkana Shan ( 5). Bal arka Proportionality-gan. . Bal ila eegooy aan taaganahay”.

Wararka La Xiriira:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Xildhibaan Cabdiraxmaan Leelkase biirayaan MAAMULKA G/DH

Post by KyrieJama »

Xildhibaanka been mu sheegin, laakin u malayn maayo inay tolki fikradisa la qaban.

Harti waa inay kuraasida uga kacan Leelkase saan cadaalad maaha. Siiba Dhulos.
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Xildhibaan Cabdiraxmaan Leelkase biirayaan MAAMULKA G/DH

Post by Righteous »

Xoosh is a well known conman and this is yet another scheme to line his pockets.

I hate to disappoint Hag/ Heritage Institute but Leelkasse and Majeerteen are conjoined twins. They don't settle alone anywhere, even Galdogob district is settled by MJ, the road connecting Galdogob and Garsoor is full of MJ villages.
Not to mention Leelkasse live in Nugaal and Bari also. Silly, unfeasible but highly amusing. Derbi Daarood would never join a Hutu State, stop embarrassing yourselves.

Hag always finds some Leelkasse conman to be the deputy to their schemes, first It was the ICU, then it was ICU leaders son Abdi Aynte who appointed another Leelkasse hustler as deputy of Hawiye Heritage Institute, now its Hawiye Global who has a Leelkasse deputy. When will Hutus realise they're just being played?

None of your so-called Leelkasse allies have ever delivered anything but by all means keep paying their extortionate fees, they put it back into Puntland economy . :lol: :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”