Im dying hereHada ka hor waxaa dhacday gabar
soomaaliyeed oo carabaha ku dhalatay oo
aan waligeed la shukaansan meel wax lagu
shukansanayana aqoon baa waalidkeed
geeyeen Somalia si nin loogu guuriyo laakiin
iyadu guur iyo sheekadaas ba ma
fahansana, markii ninkii loo guuriyey oo
gurigoodi la geeyey buu ninkeedii habeenkii
is dhahay xaajadaada bogo, markaasay tiri
war miyaad walantahay naga xishoood,
habeenkii labaadna sidii oo kale bay ugu
adkaysay, aroortii danbe bay aabeheed u
tagtay oo ku dhahday aabe ninkan waaba
nin walan habeenkasta sidii qof walan buu
isu soo kay qaaawiyaa, odaygii baa
gabadhisii ku yiri aabe iska ogolow
diinteena inoo ogolaysaye, habeenkii bay
ogolaatay markaasay subixii aabeheed u
timi ku tiri aabe ileen diinteenu waa diin
macaaan, cabaar ka dib baa aabeheed
musqusha galay markaas asagoo kasoo
baxaya baa macawistii ka dhacday
markaasaa gabadhii aragtay intay soo
oroday bay tiri alla waa diintii macaanayd, ,
odaygii intuu gabartii hadalkii u sarbeebay
buu ku dhahay aabe diintani maaha
diintadii waa tii hooyadaaa kkkkkkkkkkkk
