Somaliland art Thread: Hidi iyo dhaqan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Somaliland art Thread: Hidi iyo dhaqan

Post by SuldaanOfSanaag »

Gabay by Abwaan Haji af-qalooc

Tukaloo kadaran baa jirtee taana balan sheego
Tacluus iyo Abaar wada socda oo taagan baa timiye
Waatii huluumbuhu lategey Togayadeeniiye
Tarab-tarab u lay Goolashii tegi lahaa dhoofe
Tuulooyinkii caydhihii waa kuwaa tubane
Togagii Yubiyo beerihii lagu tabaalowye
Matagto e Daruurtii Cirkaan tiix ka di’hayne
Goortay nimcadu taam tahay oo tahan laguu siiyo
Oo lagaga tago toobadday taasi dhalataaye.
Iyana waa tabaalaha waqtiga taynu aragnaaye.

Tukaloo kadaran baa jirtee taana balan sheego
Tuweyskii la’eed iyo hablaha tababarkoodiiye
Towxiidka nimanbaa nayidhi waa tu aan jirine
Tukashaduba qaarbay latahay teenash iyo luufe
Tiihii Israil helay bay tani sallawdaaye
Anoon Boogta wada taaban oo idin tusaaleyey
Oo aan Tanbiih iyo Islaax taana uga jeedo
Waa Taar an Boosta ugu ridey

Image

Image


Image

Image

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”