Beesha isaaq oo sanadihii u dambeeyey geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay inay hesho dhaxalkii gumaystihii ingiriiska ee uu soomaaliya ku kala qaybiyey
magacyana ula baxay sida buufislaand ama so call somaliland"
marka aad televisionada ka daawato ama ka dhegaysato kuwa siyaasiyiinta isku tilmaama ee beesha isaaq hadaladooda waxaa ugu waawayn soomaaiya waanu ka go,nay: halgan baanu u soo galnay, dhiig baanu u daadinay,dagaal dheer baanu u soo galnay iwm"
waxaan la yaabanahay laba arimood"
1-duulku ingiriis ka hor miyaanay caqli wax lagu garto lahayn?
2-duulku miyanaay ogayn in dhulka lala degan yahay oo aanay talada keligood lahayn?
ingiriis dhulka isaga oo aan cidna la tashan ayuu yimi xasuuqna waa ka gaystay waana isaga tegey cid uu u dardaarmayna ma jirin xasuuqna waa gaystay
hadiise beesha isaaq doonayaan inay soomaalida inteeda kale ka go,aan xaq uma laha inay dadka kale ku qasbaan, go,itaankuna sida nidaamka aduunka ka jira laba siyood ayuu ku yimaadaa aratidayda
1-in dad ama bulsho meel degani isku afgartaan inay mustaqbalkooda iyo aayahooda katashadaan
2-in vote ama afti la qaado oo dhinaca loo bato la raaco"
labadaa shay midna ma hayaan mmel walbana waxay la taagan yihiin waa go,nay iyada oo qabaa,ilkii kale ee waqooyi la degaanaa aanay waxba waydiin talana ula tegin"
waa run inay dhiig daadiyeen" waxayse daadiyeen dhiig musliim walaaalhood soomaaliyeed iyaga oo danta cadawga u adeegaya iyo burburinta soomaaliya waana fuliyeen dawladii dhexe ee soomaalya gacmahooda ayey ku burburtay waxaana cadawga itoobiya ka dhaadhiciyey in wadankuna gacmahooda ku burburo wadadiina waa hayaan"
halganka ay ku faanaan waa kaas maaha inay cadaw la dagaalameen ama dal difaaceen" waxaana ayaan darro noqotay in qof soomaali ahi hargaysa iyo burco ajinabi ku yahay halka itoobiyaankuu muwaadin yahay" layguma odhan arimahan laakiin indhahayga ayaan ku soo arkay"cunsuriyadna waliba dheertahay
waxay yar iyo wayn raadinayaan dhaxal inigiriis" waa dad aad moodo inay tiih ku jiraan talo ma hayaan cidna wax ka maqli maayaan"
waxay mar walba aflagaadeeyaan koonfurta soomaaliya waxayse ilaaween ninka dabka ka shidayaa inuu yahay ina godane oo rer hargaysa ah iyaguna ay dirsadeen
waxaase hubaal ah inay bixin doonaan price-ka ama qiimaha wixii ay soomaali u gaysteen hadana wali ka wadaan"
su,aasha muhiimka ahise waxay tahay ee aan waydiinayaa dadka isku magacaabay somaliland " ma xoog baa doonaysaan inaad ku go,daan mise wada xaajood?
hadii jawaabtu tahay xoog waxaann filayaa inay qabaa,ilada kale ee dega waqooyiga soomaaliya diyaar u yihiin inay difaacaan midnimada soomaaliya" dagaalna idinla galayaan sidii ay ingiriis ula galeen mana filayo inaad ingiriis ka xoog wayntihiin" daraawiish waa joogtaa.goobana waad isku aragteen sida kalshaale iyo buuhoodle diyaarna waa yihiin iyaga soomaaliwayn la socoto
hadiise jawaabtu tahay wada xaajood" wadadeedii ma haysaan ee caqli isticmaala joojiya buufiska iyo kibirka aad meel walba la taagantihiin golaha soomaaliyeed kaalaya
xaajadiina dhiibta iyo xujadiinaba"
abwaan aadan carab wuxuu yidhi
duulkii hawiyo xoog is bada ama ku haasaasa
ee hayb kastaba la tahay inay ka hoosayso
hitler baa u waynaa wiil arlada geliya hawl wayne
isagabase meel haad ku cunay hubanti loo waaye
dulmiga iyo nabsigu marka uu dhiilkiina buuxiyo ayaad wax garan doontaan
my follow somali bro and sisters stand up for unity of your home somalia .stand up for yourself
by buhodler
so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Posts: 55
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: from
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
Lmao 
Riwaayad.com

Riwaayad.com
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
Waa markay ingiriiska ku xoqan jireen, xuduuda buuhoodle dhexmartaba isagaa dhigay hadaad ku qadhqadhaysaan, ta somalia iyo ethiopia kala badha (adminstrative line) meel alaale meel lagu saxeexay ma jirto (talyaanigu cidna kulama heshiin in xuduuda rasmiga ah ee somalia halkaa marto) intad xuduudayada oo sharci ku fadhida lasoo taagantihiin somalia lama kala jari karo, ordoo ka dooda waxa hiiraan qorraxay ka jiray, yadoon wax heshiis rasmiya lagu saxeexin.
SNM markay dalka qabsatay ma dawladbay iskaga dhawaaqday? saw aduunkuba markhaati kama ahayn in dir iyo daarood waqooyi oo dhan burco isugu yimi ayna yagu go,aamiyen in somaliland lasoo celiyo, maanagaa suudaanta keenay oo dhulbahante iimaanka ka qaadnay yaase khasbay markay burco iyo boorama noogu yimaadeen ee wax nagula heshiiyeen. hadiiba aanu anagu ka gardanahay dhulbahante oo oxoog ku haysano, puntlandtay 98kii ku biireena miyey ka gardarantahay, jooojiya ilmada yaxaaska gunyahay guntu dhashay waxaydaan dalban laydinma gelin.
2001 dawlada somaliland afti bay qaaday 16 kun oo reer laascaanood ahbaa HAA u codeeyey guud ahaana 97% reer somaliland HAA bay u codeeyeen, ninkii seexday iyo kii qaadacayba waa yeelkiis, anagu 16kaas kun ee reer laascnood iyo majoritiga shicibka dalku waxay go,aamiyeen baa dastuurka noogu taal. hadiii wada hadal wax tarayana dhulbahante kor iyo hoosba ula faqnay, dhegihii alla waaniyaa waansan
dawladnimaduna sideedaba waa xoog sharciyeysan. somaliland wixii diidaadani ama debeda haw guuro ama wax hayska celiyo hadanu wax wada lahaansho yeelayn. dalkan kaadidayaanu usoo cabnay aflibaax iyo ood gunteed baanu qori caaridii kaga kagala soo baxnay. nimaan kaadidiisa u cabinbuu la fududyahay.
SNM markay dalka qabsatay ma dawladbay iskaga dhawaaqday? saw aduunkuba markhaati kama ahayn in dir iyo daarood waqooyi oo dhan burco isugu yimi ayna yagu go,aamiyen in somaliland lasoo celiyo, maanagaa suudaanta keenay oo dhulbahante iimaanka ka qaadnay yaase khasbay markay burco iyo boorama noogu yimaadeen ee wax nagula heshiiyeen. hadiiba aanu anagu ka gardanahay dhulbahante oo oxoog ku haysano, puntlandtay 98kii ku biireena miyey ka gardarantahay, jooojiya ilmada yaxaaska gunyahay guntu dhashay waxaydaan dalban laydinma gelin.
2001 dawlada somaliland afti bay qaaday 16 kun oo reer laascaanood ahbaa HAA u codeeyey guud ahaana 97% reer somaliland HAA bay u codeeyeen, ninkii seexday iyo kii qaadacayba waa yeelkiis, anagu 16kaas kun ee reer laascnood iyo majoritiga shicibka dalku waxay go,aamiyeen baa dastuurka noogu taal. hadiii wada hadal wax tarayana dhulbahante kor iyo hoosba ula faqnay, dhegihii alla waaniyaa waansan
dawladnimaduna sideedaba waa xoog sharciyeysan. somaliland wixii diidaadani ama debeda haw guuro ama wax hayska celiyo hadanu wax wada lahaansho yeelayn. dalkan kaadidayaanu usoo cabnay aflibaax iyo ood gunteed baanu qori caaridii kaga kagala soo baxnay. nimaan kaadidiisa u cabinbuu la fududyahay.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
Yuusufow miyaad qiirotay inaader? 

-
- Posts: 55
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: from
Re: so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
yusuf aftidaasi malaa Riyo ayey ku dhacday dadka oo soo jeeda lama qabane. sharcina ma noqoto riyo ama lagama qaato xoogna wax laguma wada lahaado:kkk
sida jawaabtaada ku cad isaaq xoog baywku doonayaan wayna tijaabiyeen,walina wax u dhiman oo badan ayaa jira"dhulbaantaha aad xustay ee aad kor iyo hoosba ula hadasheen
wali umaydaan sheegin sabab ama reason macquul ah" isku qabiil ma tihiin,isku taariikh ma tihiin , isku mustaqbalna ma tihiin"
ingriiska aad ku wardiyeysaaba kor iyo hoos ula hadal wixii dhexmarayna taariikhda akhri"
kkkk " waa caqliga aaad ka siman tihiin ninkii buufisland diidani dalka haka guuro"" hadii aad ingiriis la kooday dhaxalkisana doonayso khaatumo xumo uun baa kuu dambaysa
Ogowna daraawiishtu sida taariikhda xalaasha ah loo qoro waa u fududahay "kuma faanaan dhaxal ingiriis waxay ku faanaan dhaalkooda hadii awoowayaashood kula dagaalameen inigiriis "dhulka ma lihid anigaa ku idhi doorawaynaha,e "maanta yusfoow tabari waa meeshay ku dhigtaa "somalia inta daraaawiish nooshahay waa mid one somalia" not two
riyo maalmeedka iska dhaafa "
sida jawaabtaada ku cad isaaq xoog baywku doonayaan wayna tijaabiyeen,walina wax u dhiman oo badan ayaa jira"dhulbaantaha aad xustay ee aad kor iyo hoosba ula hadasheen
wali umaydaan sheegin sabab ama reason macquul ah" isku qabiil ma tihiin,isku taariikh ma tihiin , isku mustaqbalna ma tihiin"
ingriiska aad ku wardiyeysaaba kor iyo hoos ula hadal wixii dhexmarayna taariikhda akhri"
kkkk " waa caqliga aaad ka siman tihiin ninkii buufisland diidani dalka haka guuro"" hadii aad ingiriis la kooday dhaxalkisana doonayso khaatumo xumo uun baa kuu dambaysa
Ogowna daraawiishtu sida taariikhda xalaasha ah loo qoro waa u fududahay "kuma faanaan dhaxal ingiriis waxay ku faanaan dhaalkooda hadii awoowayaashood kula dagaalameen inigiriis "dhulka ma lihid anigaa ku idhi doorawaynaha,e "maanta yusfoow tabari waa meeshay ku dhigtaa "somalia inta daraaawiish nooshahay waa mid one somalia" not two
riyo maalmeedka iska dhaafa "
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
Riyo maahee runbay u dhacday goormaad dhalatay kkkkk
SOMALILAND REFERENDUM
www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?f=245&t=252737
(hadaad raadraac dheeraada rabto waa laguu hayaa yadoo af muslin iyo mid gaalba ku qoran)
hal degmo oo aan laga codayn sool aftidii somaliland 2001 maysan jirin, wixii ka gaabsaday nooma xisaabsana, inta codaysaysayna majority gooni isu taagay taageereen. laascaanood dabcan way isku dhowaayeen tirada haa u codaysay iyo ta maya u codaysay gobolka sool, waxase marwalba tixgelinta leh dhankii loo bato xitaa hadii hal cod lays dheeraado.
sidaad u aragtaa hadii 40 sano kadib amiir godane iyo sheekh cali dheere lagu xardho taariikhda gobonimo doonka somalida? waa ayose alshabaab? ma qolaa ma shufta ma gobonino doonbaa? . hadba waxad ku macnayso alshabaab ayey daraawiishtuna ahayd waa THE SAME SH¤T. topic dhan baan u furay mawduucan oo ka hadlaya dhulbahante's political whoring, waanan soo dhigi doonaa sida xidhiidhka daraawiishta iyo dhulbahante ahaa, sayidku nugaal ma dhulbahante oo difaacayuu u doortay mise fardihiisu u doortay oo waa dhul fardaha hodan ku ah.
arinta dhulka si cadbaan kuugu sheegay dhulkan qarnigii 20aad baa la qaybsaday sool ilaahay xagayaguu raaciyey, hadii xitaa maanta lay odhan lahaa yuusufaw adigu hoo somaliland u xariiq xudeeda bari bartaa ay hada marto waxba kamaan duween, dhulbahante weligood baanu is ahayn arin 91kii bilaabantay maaha. si kale hadan kuugu dhigo macno weyn nooguma fadhido dhulka cida leh xitaa hadii indhayar iyo yuhuud lasoo dejiyo dastuurka somaliland baa lagu xukumayaa. ninkii aan ogolayn wadahadal hanala galo ama wax hayska celiyo, qayb dhanbaa calankayaga cas in dalka dhiig loo daadiyo oo la difaacaa waa sunne mu,akida xagayaga.

"Dhukkaa qiirada i faray"Xildiiid wrote:Lmao

-
- Posts: 55
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: from
Re: so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
mr yusuf runtii waa ogahay inaad buufis iyo qiiro shaydaan idin haysay laakiin maanta k hor m ogayn inaad foojarina ku darsateen"adiga ka hor meel laga codeeyey cidi ma maqal caadi ma tahay horta mise high baa tahay"ma riyaa lagu codeeyey 2001 kii laascaanood puntland baa ka talinaysaye kkkkk been macnaysan maad la timaadid ama riyada yeeshid ogowna xitaa kuwa idiin shaqeeyaa riyadan idinkulama socdaan "dhaqaalaha uun bay meesha u joogaan"
maahmaah baa ahayd iska hadloow ina igare" markaan ku leeyahay dhaxal ingiriis doonisteedu janahama meel aan ahayn ku gayn mayso"
caqli yaridee kkkk dhulkii waa laqaybsaday :yaa qaybiyey" yaase goob joog ka ahaa: mid nation soo taagan baa dhulkooda la qaybsadaa" berigii kalshaale ma buug ingiriiskii ka tegey baad ku aragteen in qoyskaagu qayb u helay" kkkkk war cusub dheh
waxan aad ku hadlaysaa waxay daliil u tahay inaydaan ingiriis ka hor caqli lahayn waxna garanayn " taariikh ma lahayd ingiriis kahor ,maxaa dhulkaaga la odhan jiray"
aflagaadada darwiish yo waxay ahaydna adeerkaa ingiriis waydii isagaa kaa yara cadaalad badane" raganimada iyo runtana kugu yara dhaamee"beena waxad ku sheegtay kale inaad dhulbahante is tihiin"
hadii aad soomaali tihiin waa is nahay hadii aad diidaana isma nihin sharafna nooma aha xitaa inaan is naqaano
mase taqaan yusufoow waxa aad iiga daba ordaysid ee aad daraawiish uga hadhi la,dahay? jawaabtu waa: la,aantood waxba ma tihid cidna kuma taqaan taariikhna ma lihid"
waxaa xaqiiq ah dambigii aad ummada soomaaliyeed ka gasheen jazzzzzzzzzzzaa,igeeda maalmo adag baa idiin dambeeya"dhiiga aad ku faanaysid inaad daadisayna xisaab addun iyo aakhiraba waa ka dambaysa waa sunada nolosha "abwaan suuslena waa kii yidhi"inta calanka liidliidka badan lulayo siilaanyo ee clacag madaw iyo waraaq laand ku qoranaayo nabad iyo waanwaani waa laydha qabasiiye"
qofka hadhka cad isaga oo sarafadhiya riyooda dhakhtaradu waxay ku magacaabaan mania " waa iska waali qofku aanu maryaha dhigan oo tiih ku jira la dhaho ictiraaf iyo nacaybka
Riyo bulsho laguma dhaqo"xaqiiqdaa loo sheegaa "dadkana waxaa ugu liita kuwa aan taariikhdooda qori karin ku bishaarayso mr yusuf in daraawiishtu bilawday qorista taariikh sharaf u leh ummadda somalia adiguna soomaalinimo fad ama ha fadin anigaa ku fadsiin hadii kale hargaisaiyo burco uun baad buufisland u qaadan

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 257 Views
-
Last post by enemy_o_m_m
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by yawle
-
- 0 Replies
- 798 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 7 Replies
- 746 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 12 Replies
- 1711 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 17 Replies
- 2346 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 28 Replies
- 4149 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 8 Replies
- 847 Views
-
Last post by Somalistan