so call somaliland ma xoog bay rabaan mise wada xaajood
Posted: Sun Aug 17, 2014 2:18 pm
Beesha isaaq oo sanadihii u dambeeyey geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay inay hesho dhaxalkii gumaystihii ingiriiska ee uu soomaaliya ku kala qaybiyey
magacyana ula baxay sida buufislaand ama so call somaliland"
marka aad televisionada ka daawato ama ka dhegaysato kuwa siyaasiyiinta isku tilmaama ee beesha isaaq hadaladooda waxaa ugu waawayn soomaaiya waanu ka go,nay: halgan baanu u soo galnay, dhiig baanu u daadinay,dagaal dheer baanu u soo galnay iwm"
waxaan la yaabanahay laba arimood"
1-duulku ingiriis ka hor miyaanay caqli wax lagu garto lahayn?
2-duulku miyanaay ogayn in dhulka lala degan yahay oo aanay talada keligood lahayn?
ingiriis dhulka isaga oo aan cidna la tashan ayuu yimi xasuuqna waa ka gaystay waana isaga tegey cid uu u dardaarmayna ma jirin xasuuqna waa gaystay
hadiise beesha isaaq doonayaan inay soomaalida inteeda kale ka go,aan xaq uma laha inay dadka kale ku qasbaan, go,itaankuna sida nidaamka aduunka ka jira laba siyood ayuu ku yimaadaa aratidayda
1-in dad ama bulsho meel degani isku afgartaan inay mustaqbalkooda iyo aayahooda katashadaan
2-in vote ama afti la qaado oo dhinaca loo bato la raaco"
labadaa shay midna ma hayaan mmel walbana waxay la taagan yihiin waa go,nay iyada oo qabaa,ilkii kale ee waqooyi la degaanaa aanay waxba waydiin talana ula tegin"
waa run inay dhiig daadiyeen" waxayse daadiyeen dhiig musliim walaaalhood soomaaliyeed iyaga oo danta cadawga u adeegaya iyo burburinta soomaaliya waana fuliyeen dawladii dhexe ee soomaalya gacmahooda ayey ku burburtay waxaana cadawga itoobiya ka dhaadhiciyey in wadankuna gacmahooda ku burburo wadadiina waa hayaan"
halganka ay ku faanaan waa kaas maaha inay cadaw la dagaalameen ama dal difaaceen" waxaana ayaan darro noqotay in qof soomaali ahi hargaysa iyo burco ajinabi ku yahay halka itoobiyaankuu muwaadin yahay" layguma odhan arimahan laakiin indhahayga ayaan ku soo arkay"cunsuriyadna waliba dheertahay
waxay yar iyo wayn raadinayaan dhaxal inigiriis" waa dad aad moodo inay tiih ku jiraan talo ma hayaan cidna wax ka maqli maayaan"
waxay mar walba aflagaadeeyaan koonfurta soomaaliya waxayse ilaaween ninka dabka ka shidayaa inuu yahay ina godane oo rer hargaysa ah iyaguna ay dirsadeen
waxaase hubaal ah inay bixin doonaan price-ka ama qiimaha wixii ay soomaali u gaysteen hadana wali ka wadaan"
su,aasha muhiimka ahise waxay tahay ee aan waydiinayaa dadka isku magacaabay somaliland " ma xoog baa doonaysaan inaad ku go,daan mise wada xaajood?
hadii jawaabtu tahay xoog waxaann filayaa inay qabaa,ilada kale ee dega waqooyiga soomaaliya diyaar u yihiin inay difaacaan midnimada soomaaliya" dagaalna idinla galayaan sidii ay ingiriis ula galeen mana filayo inaad ingiriis ka xoog wayntihiin" daraawiish waa joogtaa.goobana waad isku aragteen sida kalshaale iyo buuhoodle diyaarna waa yihiin iyaga soomaaliwayn la socoto
hadiise jawaabtu tahay wada xaajood" wadadeedii ma haysaan ee caqli isticmaala joojiya buufiska iyo kibirka aad meel walba la taagantihiin golaha soomaaliyeed kaalaya
xaajadiina dhiibta iyo xujadiinaba"
abwaan aadan carab wuxuu yidhi
duulkii hawiyo xoog is bada ama ku haasaasa
ee hayb kastaba la tahay inay ka hoosayso
hitler baa u waynaa wiil arlada geliya hawl wayne
isagabase meel haad ku cunay hubanti loo waaye
dulmiga iyo nabsigu marka uu dhiilkiina buuxiyo ayaad wax garan doontaan
my follow somali bro and sisters stand up for unity of your home somalia .stand up for yourself
by buhodler