I have read an article you posted in this site" Somlinet Guri Reer Baadiye ayey noqotey".
I happen to have a problem with that statment.
Waxaa jira laba wax oo aan ahayn in la isku khaldo.
1. Qabiil.
2. Qabiiliiste urey.
1.Qabiil waa midka aynu wada nahay, kuligeen ku abtirsano. Waa ka la isku garto. Tusaale, markaad tidhi. "My cousins came from Gelinsoor"
Wixii u horeeyey ee qalbigeyga kusoo dhacay waxay ahayd.
His cousins are Sacad, maybe Reer Jalaf, Maybe Reer Cilmi Wardheer, maybe Reer Nuur Sagaar.... Waa ka la yidhi ha la isku aqoonsado.
It does not hurt. Wax curshi ahna ma leh. Waa lagu kaftamaa, weliba anigu aad baan u jeclahay waanan ku raaxaystaa marka lagu kaftamu badownimada ay ku hadlaan kuwa igu abtirsadaama kuwa kaleba.
Kaftanku naga dhigi maayo reer miyi.
2.Qabiiliiste Urey.
Noocan ayaa ah kuwa laga cuudu bileysto. Kuma xidhna cilmi uu bartay ama Magaalo uu ku dhashay. Waxaynu aragnay rag Ph.d sitaa oo aad ka baqaysid waxa cuqad iyo nacayb ku jira.
Golaha waxaa ku jira rag xataa qofkii dhinta haddii uu yahay qabiil hebel caaya. Waxaa ku jira kuwo leh cilmi badan ayaan baranay oo af Somaaligaba xataa ma naqaan, haddana maalin kasta qabiil Somaaliyeed caayaya.
Waxaa ku jira kuwo mujrim qaatil ah oo Ilaah ka furtey amaanaya oo dadka sanka ka gelinaya qabiil dartiis.
Haddaad dadka qaar furto inta article ee ay post gareeyeen, waxaa laga helayaa 80% inay ku saleysan yihiin qabiil nacaybkii iyo loolankii.
Kuwaas ayaa laga cuudu bileystaa, kuma aanan arag adoo ka cuudu bileysanaya why?
