Page 1 of 1

Gamadiid and Gelinsoor

Posted: Mon Oct 24, 2005 10:38 am
by kambuli
Gamadiid,

I have read an article you posted in this site" Somlinet Guri Reer Baadiye ayey noqotey".

I happen to have a problem with that statment.

Waxaa jira laba wax oo aan ahayn in la isku khaldo.

1. Qabiil.
2. Qabiiliiste urey.

1.Qabiil waa midka aynu wada nahay, kuligeen ku abtirsano. Waa ka la isku garto. Tusaale, markaad tidhi. "My cousins came from Gelinsoor"

Wixii u horeeyey ee qalbigeyga kusoo dhacay waxay ahayd.

His cousins are Sacad, maybe Reer Jalaf, Maybe Reer Cilmi Wardheer, maybe Reer Nuur Sagaar.... Waa ka la yidhi ha la isku aqoonsado.

It does not hurt. Wax curshi ahna ma leh. Waa lagu kaftamaa, weliba anigu aad baan u jeclahay waanan ku raaxaystaa marka lagu kaftamu badownimada ay ku hadlaan kuwa igu abtirsadaama kuwa kaleba.

Kaftanku naga dhigi maayo reer miyi.

2.Qabiiliiste Urey.

Noocan ayaa ah kuwa laga cuudu bileysto. Kuma xidhna cilmi uu bartay ama Magaalo uu ku dhashay. Waxaynu aragnay rag Ph.d sitaa oo aad ka baqaysid waxa cuqad iyo nacayb ku jira.

Golaha waxaa ku jira rag xataa qofkii dhinta haddii uu yahay qabiil hebel caaya. Waxaa ku jira kuwo leh cilmi badan ayaan baranay oo af Somaaligaba xataa ma naqaan, haddana maalin kasta qabiil Somaaliyeed caayaya.

Waxaa ku jira kuwo mujrim qaatil ah oo Ilaah ka furtey amaanaya oo dadka sanka ka gelinaya qabiil dartiis.

Haddaad dadka qaar furto inta article ee ay post gareeyeen, waxaa laga helayaa 80% inay ku saleysan yihiin qabiil nacaybkii iyo loolankii.

Kuwaas ayaa laga cuudu bileystaa, kuma aanan arag adoo ka cuudu bileysanaya why? Shocked

Posted: Mon Oct 24, 2005 10:43 am
by AbdiWahab252
Kambuuli is trying to do an CABDIQEYBDIID ON GAMADIID Cool

Posted: Mon Oct 24, 2005 10:45 am
by kambuli
Abdiwahaab,

Stop twisting my logic. Please. Dadka afka ha ii gelin. Confused

Posted: Mon Oct 24, 2005 11:52 am
by dhuusa_deer
[quote="AbdiWahab252"]Kambuuli is trying to do an CABDIQEYBDIID ON GAMADIID Cool[/quote]

Laughing Laughing Laughing

Posted: Mon Oct 24, 2005 12:08 pm
by AbdiWahab252
Kambuli.. did i hit a nerve, 1001 apologies

Posted: Mon Oct 24, 2005 12:15 pm
by kambuli
Cabdiwahaab,

Tanoo kale lama yidhaahdo"Hitting a nerve".

Actually anaa is idhi" Far iyo meel bugtaa is oge, Cabdiwahaab ma wuxuu ku sifoobey kuwa aad ka hadashay?" Shocked

Waad xad gudubtey. Waayo waxaad sheegatay caalimul qaybnimo. Cabdi qaybdiid magaciisa masoo qaadin. Boqolaal qaatil iyo mujrim ayaa Somaalida ku jira. Marka waxaa yaab leh waxa aad dhegta usoo qabsatay Cabdiqaybdiid.

Waan ogahay inaad u taqaan a Hero. Laakiin taasi xaq kuuma siineyso inaad kusoo dhex tuurto magaciisa meesha, ama aad iska dhigto nin uurkeyga daalacda.

Anyway, apology accepted up Please ha qaloocin hadalkayga.

Posted: Mon Oct 24, 2005 12:24 pm
by AbdiWahab252
Kambuli, 10,000 oo apologies... it was a joke Laughing

Posted: Mon Oct 24, 2005 12:29 pm
by kambuli
up Thanks walaal.

Posted: Mon Oct 24, 2005 12:37 pm
by QansaGabeyle
"Golaha waxaa ku jira rag xataa qofkii dhinta haddii uu yahay qabiil hebel caaya. Waxaa ku jira kuwo leh cilmi badan ayaan baranay oo af Somaaligaba xataa ma naqaan, haddana maalin kasta qabiil Somaaliyeed caayaya. "

You just described the two morons Rightwing and Intruder. Laughing One doesn't speak somali, has never been to somalia, despises the somali culture but still hates all other somali qabiils. The other is just a idiot who insults dead people left to right cuqdad daraadeed.

Posted: Mon Oct 24, 2005 1:06 pm
by Cawar
Kmabuli

Abaay somaaligaaga wuu weeyn yahay noo, kistoo jilci Smile

ooh...about the qabil thing, it runs in almost every somali persons blood unfortunatemente!

Posted: Mon Oct 24, 2005 2:00 pm
by kambuli
Cawar,

Haddaan af qalaad kuugu qori lahaa, ma hubo midkaad rabtid.

Ma Ingiriisi,
Mese talyaani,
Mese isku jir sida tan aad qortey oo kale "unfortunatemente!"

Af talyaanigaad taqaanaa sow maaha? Question