Beesha Mareexaan ee Gobolka Galgaduud, waxaa ay heleen, 3-xubnood.
Beesha Majeerteen ee Mudug degta waxaa ay heleen, 2-xubnood.
Beesha Leelkase ee Mudug degta waxaa ay heleen, 2-xubnood.
Beeshs Dir ee Mudug degta waxaa ay heelen, 1-xubin.
Beesha Sheikhal ee Mudug degta waxaa ay heleen, 1-xubin.
Beesha Carab Saalax ee Mudug degta waxaa ay heelen, 1-xubin.
New federal state wlc

