Beelo ku dhowaaqay in ay ka Baxeen maamulka PUNTland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Beelo ku dhowaaqay in ay ka Baxeen maamulka PUNTland

Post by THE_TRUTH1 »

DHEGAYSO: Beelo ku dhowaaqay in ay ka Baxeen maamulka PUNTland, Ciidankiina Kala baxay & Halkay Ku biireen (Waraysi)


Aug 27, 2014 - 10 Aragtiyood
Gaalkacyo (Kalshaale) Qaar ka mid ah beelihii wax ka dhisay maamul goboleedka Puntland, ayaa shaaca ka qaaday inay maamulkaasi isaga baxeen, ayna ku biiri doonaan maamullo kale.

Nabadoon Salaad Maxamed Xirsi oo ka mid ah waxgaradka beelaha dega waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland, ayaa sheegay in kulan ballaaran oo ay ku yeesheen waqooyiga magaaladaasi ay isku af-garteen in ay ka baxaan Puntland.

Wuxuu sheegay in ay soo dhoweynayaan maamul ka hana-qaada goballada dhexe ee Soomaaliya, sida kan loo dhisayo Mudug iyo Gal-Gaduud, isla markaana uusan cajab galin hadalkii diidmada ahaa ee ka soo yeeray madaxweynaha Puntland C/weli Cali Gaas. :clap:


Salaad, ayaa hoosta ka xariiqay inay wax ka dhisanayaan maamulkaasi cusub ee gobollada ee la doonayo in loo dhiso goballada Mudug iyo Galgaduud, ayna u arkaan inuu kaga wanaagsan yahay kan Puntland, oo uu caddaalad darro ku eedeeyey.

Waxa uu sidoo kale shaaca ka qaaday in go’aankan ay u dhan tahay beeshiisa, ayna ciidamadooda gooni uga baxeen kuwa Puntland.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Beelo ku dhowaaqay in ay ka Baxeen maamulka PUNTland

Post by THE_TRUTH1 »

TOP NEWS: DHAGEYSO – Waxgarad ku nool waqooyiga Gaalkacyo oo sheegay inaysan Puntland matalin oo aysan ka tirsanayn




Aug 27, 2014 - jawaab
Nabadoon Salaad Maxamed Xirsi oo kamid ah waxgaradka ku nool waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay in kulan ballaaran oo ay ku yeesheen waqooyiga magaaladaasi ay isku af-garteen in ay ka baxaan Puntland.

Wuxuu sheegay in ay soo dhoweynayaan maamul ka hana-qaada goballada dhexe ee Soomaaliya isla markaana uusan cajab galin hadalkii diidmada ahaa ee ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Cali Gaas.

Nabadoonka ayaa hoosta ka xariiqay inay wax ka dhisanayaan maamulkaasi la doonayo in loo dhiso goballada Mudug iyo Galgaduud.
:up:


Source : http://saadaalnews.net/?p=25692
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Beelo ku dhowaaqay in ay ka Baxeen maamulka PUNTland

Post by KartiHaween »

LOL, this is why that f-king mentally challenged, crossed eyed pill popper ran to his masters itoobiya and called ONLF enemy. Not only is this weershe the enemy, but you are also the enemy of Allah, for being against men who are fighting for their Allah given xaq. Lets see if itoobiya can help you this time. The snakes have been digging their own graves for hundreds of years, it is time you full in it. In pieces.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Beelo ku dhowaaqay in ay ka Baxeen maamulka PUNTland

Post by BlackRain »

^ sleeping in the jungle for odd THIRTY YEARS and waiting the day you defeat Ethiopia with just AK's and Dhanto. Ina Ileey from here on can do real damage and in just little bit years he can actually run challenge the Ethiopians leaders.

venting your anger on Abdi daawo won't mask the ONLF's failure
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Beelo ku dhowaaqay in ay ka Baxeen maamulka PUNTland

Post by KartiHaween »

BlackRain wrote:^ sleeping in the jungle for odd THIRTY YEARS and waiting the day you defeat Ethiopia with just AK's and Dhanto. Ina Ileey from here on can do real damage and in just little bit years he can actually run challenge the Ethiopians leaders.

venting your anger on Abdi daawo won't mask the ONLF's failure

ONLF are a noble men who are fighting for XAQ. Something your treacherous clan do not know anything about. You snakes have been the real cause of somali problems since the british occupation. In sha Allah, this is the start of you demons destruction. More and more somalis are turning against you devils and rightfully so. The real failure is you snakes who lost Mudug and the people of that region turning against you. No wonder the cawar is taking his anger on innocent men who have nothing to do with that desert where even flies cannot survive. Bye bye snakes your time is up. I support the beelo who do not want to have anything to do with you snakes. :up: :D
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”