- See more at: http://hiiraan.com/news/2014/Aug/warark ... zz0fF.dpufCUKUSE: Wadahadalladii u socday Somaliland iyo Somalia waa la dhaawacay
Sabti, Ogoosto 30, 2014 (HOL) — Somaliland ayaa maanta si cad ugu eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ka qaybgashay shirkii lagu waday inuu ka dhaco Saaxdheer ee la doonayay in lagu caleemo-saaro, Cali Khaliif Galeydh oo loo doortay madaxweynaha maamulka Khaatumo.
Wasiirka warfaafinta Somaliland, C/llaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa warfidiyeenka maanta ugu sheegay magaalada Hargeysa in arrintaas ay dhaawacday wadahadalladii laga dhex-waday dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.
“Maanta waxaan shirkeyga jaraa’id ku sheegayaa inuu dhaawac gaaray wada-hadalladii nagala dhexeeya dowladda Soomaaliya, waxayna taasi ku timid faragelin ay dowladdaasi ku sameysay deegaannada Somaliland,” ayuu ku yiri Cukuse shirkiisa jaraa’id.
Sidoo kale, wuxuu sheegay wasiirku in dowladda Somalia ay weerar dhanka warbaahinta ah kusoo qaaday Somaliland isagoo wasiirka warbaahinta dowladda federaalka Somalia ku eedeeyay inuu jeediyay dhowr jeer warbixinno uu ku maagayaan Somaliland.
“Wasiirka warfaafinta Soomaaliya waa markii sadexaad oo uu sheego hadal uu ugu gafayo Somalialnd, wuxuuna inta badan beegsadaan waxyaabaha ka dhaca gudaha Somaliland. Waxaa kaloo kasii daran in dowladdu ay xildhibaanno u soo dirtay shir aan sharci ahayn oo ka dhacay Saaxdheer oo ahaa mid doonayay in lagu wiiqayo ammaanka iyo xasilloonida Somaliland,” ayuu mar kale yiri Cukuse.
Isagoo sii hadlaya ayuu intaas ku daray. “Waxaanu garannay in markii arrinta Saaxdheer uu ka hadlay wasiirkooda warfaafinta iyo weerarkii ay Somaliland ku qaaday deegaankaas inay tahay mid ay isla qabaan madaxda Soomaaliya oo dhan.”
Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa mar kale sheegay in wadahadalladii ay la lahaayeen dowladda Soomaaliya ay dhaawacmeen, balse si cad uma sheegin inay burbureen, waxaana uu sheegay in sababtu ay tahay faragelinta ay dowladda Somalia ku sameysay Somaliland.
Cukuse oo ka hadlayay bayaankii shalay kasoo baxay xubno ka tirsan beesha caalamka ee Somaliland loogu baaqay inay ciidamada ka saarto Saaxdheer ayaa xusay inaanay jirin ciidammo ay dal kale geeyeen, deegaankaasuna uu ka mid yahay kuwa Somaliland.
“Ma jirto cid aan kala tashanayno sugidda amniga deegaannada Somaliland, sidoo kalena ma jirto cid aan kala tashanayno inay ciidamadeennu halkaas joogayaan iyo in laga soo saarayo. Waxaana filayaa in qolada bayaanka soo saartay ay howshii loo diray ahayd inay Soomaaliya dajiyaan, balse aysan qayb ka noqon colaadaha laga hurinayo deegaannada nabdoon ee Somaliland,” ayuu yiri Cukuse.
Ugu dambeyn, wuxuu ka hadlay safar deg-deg ahaa oo ay wasiirrada arrimaha gudaha iyo arrimaha dibadda Somaliland ay shalay ugu ambabaxeen dalka Itoobiya, isgaoo sheegay in ujeeddadu tahay sidii Itoobiya oo ay daris yihiin loogala hadli lahaa xubnaha Khaatumo ee haatan ku sugan gudaha Itoobiya.
Hopefully the useless talks will end
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Hopefully the useless talks will end
I'm glad more people are realizing the truth. The talks should end. There's nothing to discuss since we have nothing in common. It's time for SL politicians to realize that these people aren't their "brothers" in any way. Wanlaweyns should be treated like scum they are.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Hopefully the useless talks will end
Maamulka isaaqland de maamula hargaysa ilaa burco. Waa maamul faashil ah. Xuduudihii ethiopia iyo jabuuti waa laga xiray.isaaaq waa highest per capita
Tahriib dhalinyarada aada.ururka. alshabab maleshiyada ugu baddan u dagaalanta waa from maamulka hargaysa. Märka dawlada Somalia mana aha inay meel la fadhiisato mamul faashil ah.
Tahriib dhalinyarada aada.ururka. alshabab maleshiyada ugu baddan u dagaalanta waa from maamulka hargaysa. Märka dawlada Somalia mana aha inay meel la fadhiisato mamul faashil ah.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: Hopefully the useless talks will end
Dameer khaniis liberate your sister and your female relatives who are being molested by AMISOM troops. You're under occupation and so is your "government" yet the shameless nature of the Big lipped Walaweyn beasts makes them see non existing "problems" in other countries instead of the tragedy that goes on in their country. Caqli gudhuu 
There are more people from Zoomalia who Tahriib and 99.9 percent of AS are Walaweyn. The 0.1 being Amiir Ina Godane and 4 of his comrades from SL.
Tahriib from Zoomalia. Look at those Walaweyn sleeping in Bulgarian forests speaking that nasty gudhuu pidgin dialect.
The people who Tahriib from SL do so because of greed and no one feels sorry for them because iyagaa cagahooda ku doontay dhibaatoyin aaney SL gudaheeda kula kulmi laheyn. On the contrary your people flee from AMISOM occupation, rape, famine and last but not least the benevolent rule of Amiir Godane xafidullah.

- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: Hopefully the useless talks will end
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk............Don't u get tired repeating Same Ol'd rubbished.DR-YALAXOOW wrote:Maamulka isaaqland de maamula hargaysa ilaa burco. Waa maamul faashil ah. Xuduudihii ethiopia iyo jabuuti waa laga xiray.isaaaq waa highest per capita
Tahriib dhalinyarada aada.ururka. alshabab maleshiyada ugu baddan u dagaalanta waa from maamulka hargaysa. Märka dawlada Somalia mana aha inay meel la fadhiisato mamul faashil ah.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1352 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 4 Replies
- 608 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 12 Replies
- 840 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 537 Views
-
Last post by Mr Bill
-
- 14 Replies
- 1032 Views
-
Last post by Du$ty
-
- 25 Replies
- 2133 Views
-
Last post by Rambie
-
- 24 Replies
- 1389 Views
-
Last post by Under Taker.
-
- 31 Replies
- 2025 Views
-
Last post by kambuli