Page 1 of 1

Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilmay

Posted: Wed Sep 03, 2014 10:34 pm
by THE_TRUTH1
Dhegayso BBC: Pro: Gaandi “Maamulkii AZANIYA ayaan ku hirgelinaynaa awood Ciidan, Jubaland majirto (Waraysi Kulul) :clap: :clap:


Sep 4, 2014 - 16 Aragtiyood
Kismaayo (Kalshaale) Xildhibaan maxamed Cabdi Gaandi oo kamid ah mudanayasha Baarlamanka soomaliya iyo Xubno kale ayaa shir ay ku qabteen magaalada Nairobi ee dalka kenya, waxay ku sheegeen inay dar dar gelin doonaan Howlihii maamulkii Azaaniya ee horey loo doonayey inuu ka shaqeeyo Gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo haatan maamulka uu Hogaamiyo Axmed Madoobe uu ka shaqeeyo.

Pro: gaandi oo waraysi siiyey Idaacada BBC ayaa wuxuu ka warbixiyey kulanka ay ku yeesheen magaalada Nairobi iyo Qorshahooda haatan ku wajahan deeganaadaasi uu ka arimiyo maamulka Jubaland iyagoona arimo badan daaha ka rogay.

HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSI BBC LA YEELATAY PRO: GAANDI
Gaandi ayaa sheegay inuu Maamulkaasi Fashilmay, Lana doonayey inay dadka deegaanku ka dhex muuqdaan, Wuxuuna sheegay inay haatan Xoojin doonaan Sidii maamulka Azaaniya uga shaqayn lahaa deegaankaasi, Waxaana la waydiiyey deeganadaasi adinta meelna kama maamushaa ee sidee u shaqanayaa maamulku ?, Wuxuuna sheegay inay Ujoogaan Ciidamo iyo waliba waxgarad taageersan.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Coll: Bare hiiraale oo saamayn ciidan ku lahaa deeganaasi uu qaatay nabada, Sidoo kalana uu sheegay inuu shir dib u heshiisiin ah oo dhowana ka dhacaya magaalada kismaayo ka qayb geli doono.

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Wed Sep 03, 2014 10:35 pm
by THE_TRUTH1
Dhegayso BBC: Pro: Gaandi “Maamulkii AZANIYA ayaan ku hirgelinaynaa awood Ciidan, Jubaland majirto (Waraysi Kulul)


Sep 4, 2014 - 16 Aragtiyood
Kismaayo (Kalshaale) Xildhibaan maxamed Cabdi Gaandi oo kamid ah mudanayasha Baarlamanka soomaliya iyo Xubno kale ayaa shir ay ku qabteen magaalada Nairobi ee dalka kenya, waxay ku sheegeen inay dar dar gelin doonaan Howlihii maamulkii Azaaniya ee horey loo doonayey inuu ka shaqeeyo Gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo haatan maamulka uu Hogaamiyo Axmed Madoobe uu ka shaqeeyo.

Pro: gaandi oo waraysi siiyey Idaacada BBC ayaa wuxuu ka warbixiyey kulanka ay ku yeesheen magaalada Nairobi iyo Qorshahooda haatan ku wajahan deeganaadaasi uu ka arimiyo maamulka Jubaland iyagoona arimo badan daaha ka rogay.

HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSI BBC LA YEELATAY PRO: GAANDI
Gaandi ayaa sheegay inuu Maamulkaasi Fashilmay, Lana doonayey inay dadka deegaanku ka dhex muuqdaan, Wuxuuna sheegay inay haatan Xoojin doonaan Sidii maamulka Azaaniya uga shaqayn lahaa deegaankaasi, Waxaana la waydiiyey deeganadaasi adinta meelna kama maamushaa ee sidee u shaqanayaa maamulku ?, Wuxuuna sheegay inay Ujoogaan Ciidamo iyo waliba waxgarad taageersan.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Coll: Bare hiiraale oo saamayn ciidan ku lahaa deeganaasi uu qaatay nabada, Sidoo kalana uu sheegay inuu shir dib u heshiisiin ah oo dhowana ka dhacaya magaalada kismaayo ka qayb geli doono.

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Wed Sep 03, 2014 10:46 pm
by THE_TRUTH1
http://allkalshaale.com/dhegayso-warays ... ro-gaandi/

taas ayaana kuu caddaynaysa walaltinimo ma jirto Kenya soo diirsataay

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 12:07 am
by The`Republic
He sees the writing on the wall. People think Ghandi is a mild mannered professor when Wikileaks exposed him as the biggest tribalist who didn't want Marehan to have any say.

The entire Jubbaland mashaariic, except for Ahmed Madoobe the individual, is noq entirely a Marehan run thing.

The parliament is being built and the permanent Jubbaland State to succeed the interim Jubba admin.

Barre will become the first President of Jubbaland State of Somalia. This is a foregone conclusion.

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 12:33 am
by thegoodshepherd
^^^ I get the feeling that the upcoming reconciliation conference is where parliament seats will be allocated.
As for Barre Hiraale as president :lol:
Gov. Kaliil has a chance though

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 2:04 am
by EEGA9
Professor Gaandi is Azaania and Madoobe was RSK.....two different orgs to begin with that didn't get along. It was proffessor Gaandi who began the Jubbalandd process and Axmed Madoobe took the baton from this group. This doesn't mean Professor Gaandi gave up the Azaania political programme but compromises were made to allow a semblance of governance to return. Kismaayo is in better shape than the last 20 or so years. The political conflict between RSK and Azaaniya will continue, they are different organizations with different programmes. Madoobe needs to be held accountable and a viable opposition is needed in Jubboyinka.

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 2:12 am
by Substance
Prof. Ghandi didnt begun with Jubbaland process, he wanted Azania however the Jubbaland faction won and ghandi accepted defeat. Its nothing more to it. He is irrelevant and has allways been.

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 6:26 am
by Advo
Gaandhi should permanently be banned from Jubbaland.

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 6:54 am
by gobdoon
Akh , qurun iyo qashin dadkiina intas qabiil dabada ka wada oo moodaya inay meel ku gaarayan ar isku xishooda oo ilahay ka baqa oo Marexan , Ugadeen iyo waxyabahan iska dhaafa , Kismaayo wa magalo Somaliyeed ee dadka ha laysu wada keeno oo ha la mideeyo , hadii magalada ama gobolka magac qabiil lagu maamulo ka amar kutagleeyo waligeen meel ma gaarayno , dhulkana waxa imanaya dad jecel oo rabo wadanka deriska oo Kenyaba ka bilaw SOMALIYEY TOOSO TOOSO ISKU TIIRSADA HADBA KIINA TAAG DARAN TAGEERA WALIGIIN dadka xeryaha Kenya ku jira meel ay ku soo noqdan oo hoy iyo nabad ah ha laga dhigo.

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 7:20 am
by anzeloti
Image


Danyeerkaan korka madoow should be banned from all the Somali territory :arrow:

Re: Prof Gaandi : Sheikh Ahmed Madobe Maamulkaasi Fashilma

Posted: Thu Sep 04, 2014 9:38 am
by manaxe88
EEGA9 wrote:Professor Gaandi is Azaania and Madoobe was RSK.....two different orgs to begin with that didn't get along. It was proffessor Gaandi who began the Jubbalandd process and Axmed Madoobe took the baton from this group. This doesn't mean Professor Gaandi gave up the Azaania political programme but compromises were made to allow a semblance of governance to return. Kismaayo is in better shape than the last 20 or so years. The political conflict between RSK and Azaaniya will continue, they are different organizations with different programmes. Madoobe needs to be held accountable and a viable opposition is needed in Jubboyinka.
Eega, I think Gaandhi is either ignorant or simply innocent when it comes to somali politics...somalis are naturally tribalist therefore they tend to support qofka danta guud ee qabiilka leh. this guy once said ogaden are minority in afmadow :lol: MZ then opposed the azania programe.

I think he will lose his seat in the parliament soon.