Page 1 of 1
Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Thu Sep 04, 2014 3:53 am
by Adan_1
Re: Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Thu Sep 04, 2014 4:39 am
by Bella18
What's the point of posting this misleading thread title??
Re: Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Thu Sep 04, 2014 5:04 am
by theyuusuf143
Eerigoo valley 20 km far from saaxdheer, the army will defenitely take over any town he tries to inter. he has two options to inter the last lawless town (buuhoodle) or get back to USA or nairobi. 2 days ago somaliland arrested man inside the border after warande meeting with the ethiopia so basically galaydh fears both sides. if he get back to mogadishu its too risk too, some donkeys want to kill him, somaliland CID are also there and they wont hesitate to kill him in mogadishu.
Re: Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Thu Sep 04, 2014 5:25 am
by Kofianan
the SL army has been given the green light to go into Ethiopia by the xabashi gov. well done warancade
Re: Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Thu Sep 04, 2014 9:31 am
by gobdoon
Wale hadad dadka madaxdiisa iyo maatadiisa ugaarsatan , idinkana wa laydunku soo maqanyahay , Dhulbahante wa inay hal beegsadan odayaasha madaxa ka jiran oo cimrigoodi ceebta ku dhamaystay Siilanyo , Waraabe , Warancade iwm.
Re: Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Thu Sep 04, 2014 1:34 pm
by theyuusuf143
gobdoon wrote:Wale hadad dadka madaxdiisa iyo maatadiisa ugaarsatan , idinkana wa laydunku soo maqanyahay , Dhulbahante wa inay hal beegsadan odayaasha madaxa ka jiran oo cimrigoodi ceebta ku dhamaystay Siilanyo , Waraabe , Warancade iwm.
Dhibaato kale ma jirtee siyaasadayadu waa saca dil wayshu haku quusatee. dad badan oo kalaa usoo hanqal taagaya inay isku tijaabiyaan ciidanka qaranka dadkaas oo cali bile role model u yahay. waxaanu doonaynaa inaanay dadkyagu si fudud isaga dhaadhicin inay ciidanka qaranka jebin karaan oo dabadeed waxay doonaan samayn karaan. cali bile oo cidhiidhi la geliyaa waxay yaraynaysaa in cid kale jabhadayn isku daydo maadaamay arkaan isha cali ka laalaada.
Re: Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Thu Sep 04, 2014 5:36 pm
by TheGrumpyGeeljire
Guul ciidanka qaranka. Cali khalif iyo kooxdiisa ina la qabto oo maxkamad lasoo hortaago weeyaan. Dadka masaakinta ah oo miyiga degan yaani sii galaafan.
Re: Ciidamada Qaranku Halkay Ku Og yihiin Cali Bile
Posted: Sat Sep 06, 2014 4:46 pm
by Xildiiid
Cali Bile run nigga run and don't look back.
