Waxaa haddaba is waydiin leh, Soomaalida maxaa ka siya waa yaabe? Waddankooda ayay cid walba kusoo casuumeen!
Soomaalida oo la isu daayo ha is ugaadh-sadaane ayaa igala sharaf badan, sangadhuudhi wadankaaga ha kugu xukumo oo caruurta iyo dumarka Soomaalyeed xiif xaafta hala ciyaaro, tii diidana siidhiga haku dhajiyo!!!!
Waar sidani nolol maaha ee ordoo isa soo aasa.
''Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye
Dhaqashiyo marbay kaa yihiin dharagu xaaraane''

