Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by xaliye123 »

DHIRDHABE - Sida aan ku sheeganay warkii hore waxaa maanta ka kala dhacay Jigjjiga iyi Dirdhabe laba shir oo ay kala qabteen garabyadii isku hayeyey maamulka DDSI. Labada shir ayaa waxaa ka soo kala baxay go'aano ay koox walba ta kale ku sheegtay in xubno kamid ah laga saaray gudiga fulinta iyo xisbiga.


Qaybsanaanta xisbiga iyo shirka maanta ayaa ku qasbay xukuumada dhaxe in ay soo faragaliso xaalada iyada xiliga aan qorayno warbixintan shir albaabadu u xidhan yihiin uu u socda xubnihii gudida fulinta iyo wafdi ka socda xukuumada dhaxe oo horey xaalada ula socday.


Khilaafka masuuliyiinta dawlada DDSI oo aad u jiitamay ayaa u muuqda in uu galay xaalad xasaasi ah oo dawlada Addis Ababa ayna indhaha ka qabsan karin.


Waxaa jira warar aanaan wali xaqiijin oo tibaaxaya in shirkii caawa ay yeesheen gudiga fulinto iyo dawlada dhaxe lagu go'aamiyey in dhamaan gollaha dhaxe ay Addis Ababa isugu tagaan.


Ilo ku dhaw EPRDF ayaa noo xaqiijiyey in labada shir iyo g'aamada ka soo baxay aad looga xumaaday iyada oo loo arko arrintan mid khalkhal hor leh abuuri karta. Xogtan ayaa intaa ku dartay in dadweynah aan lagu mashquulin warar abuuri kara cadaawad oo la soo dhigo shabkadaha wararka.


Macalin wax ka dhiga jaamacada Jigjjiga oo aan wax ka weydiinay waxa uu noqon karo natiijada khilaafku ayaa sheegay in laba midkood ay xaladu isugu biyo shuban karto.


In xeerka xisbiga ESPDP lagu kala adkaado oo labada garab kii aqlibayada hela uu u hadho talada gobolka; iyo in xaaladu noqoto barbar-dhac taaso sababi karta in xukuumada dhaxe si ku meel gaadh ah oo hakiso hawsha xisbiga islamarkaana guddi madaxbanaan oo gobolka si maamula doorashana u diyaariya la magaacabo.


Macalinka jaamacada oo ka gaabsaday in aan magaciisa baahino ayaa yidi, "Waxba eega kama odhan karo sida loola dhaqmi doono kooxda laga adkaato iyada oo arrintaas dood badani ka furan tahay".


Hardanka ka dhaxeeya masuuliyiinta dawlada oo shaqooyinkii loo hayey bulshada hawlgab ka dhigay ayey xalkiisa shacabku aad u tiigsadeen iyaga oo aad u dhawraya kullanka caawa socda.


editor@somalistate.com
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by xaliye123 »

WAR DEGDEG AH: SHIRKII DIRDHABE GUDIGA FULINTA LAGA SAARAY GUDOMIYAHA XISBIGA IYO MADAXWEYNAHA, HALKA SHIRKII JIGJIGA XUBNIHII 7 GOLAHA FULINTA LAGA SAARAY XISBIGA
Posted to the Web Sep 14, 17:19


DIRDHABE - Warar aan wax yar ka hor ka helnay Dirdhabe ayaa sheegaya in 7-dii xubnood ee ka soo horjeeday madaxweyne Cabdi Cumar ay shir ku qabsadeen Dirdhabe. Xubnuhan oo soo gababgabeey kullnkoodi ayaa soo saarey qodobo dhawr ah.


Waxaa ay sheegeen in gudoomiyaha xisbiga loo doortay Cabdixakiin Cigaal oo ahaa madaxweyne-ku-xigeen, halka godoomiyey ku xigeen loo doortay Cabdifataax Macalin Maxamad oo isna ahaa madaxweyne-ku-xigeen.


Shirkan oo uu daadihinayey xoghayaha xisbiga, Cadullahi Yuusuf Weearar, ayaa waxaa kale oo lagu sheegay in gudiga fulinta laga saaray gudoomiyaha xisbiga Maxamada-rashid iyo gudoomiyey ku-xigeenka oo ah madaxweyne Cabdi Cumar.


Kooxda Dirdhabe ku shirtay ayaa sheegtay in ay si degdeg ah u sheegi doonaan xiliga la qabanayo shirka gollaha dhaxe ee xisbiga ESPDP.


Dhanka kale, shabakada xogta oo taageerta garabka madaxweynaha ayaa baahisay in 3 xubnood laga saaray gudiga fulinta kadib markii uu kulan yeeshay gollaha dhaxe ee xisbigu islamarkaana guddi qabanqaabo oo ka kooban 9 xubnood loo magaacabay shirka goolaha dhaxe.


Waxaa hadda hubaal ah in xukuumada dhaxe uu sharciga dalku u fasaxyo in ay soo faragaliso DDSI madaama uu xisbiga ESPDP qabsaday laba shir oo iska soo horjeeda.


Warar lagu kalsoon yahay ayaa noo xaqiijiyey in garabka ku shiray Dirdhabe ay xidhiidh la sameeyeen dawlada dhaxe intii ayna shirka qabsan iyaga u xaqiijiyey talaabooyinka ay qaadayaan iyo waxa ku kilifay.


Waxaa kale oo naloo xaqiijiyey in xubno tiro badan oo goolaha dhaxe ay hadda ku sugan yihiin Dirdhabe iyada oo suurtagal tahay in shirka goolaha dhaxe lagu qabto isla Dhardhabe ama Jigjiga.


Warbixinada dambe ayaan idinkula socdsinayna wixii soo kordha.


editor@somalistate.com
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by MarsinQorahay »

Xaliye salaan sare !

war kii abasguulka ahaa ee abdulahi itoobiya waa ka xumaatay iskudayga u iskudayayey inuu Cabdi Maxamuud Cumar booska ugu qaato, waxaa la yidhi inuu cawimaad badan u ka helay idoorka ee somaliland iyo ganacsadeyaal amxaaro ah ee lakiin guusha waxay raacday Cabdi Maxamuud cumar, waana la ogaa qofka ay guushu racaysay kolayba, hada waad maqashay meeshu cabdulahi itoobiya ku dambeeyey, waxaa hada laga filayaa inuu xisbiga ESPDP ee dhanka Cabdi Iley xisbi gooni ah oo wasiiro, iyo hal madaxweyne ku xigeen cusub la sameeyo, madaxweyne kuxigeenka la magacaabi doona waxaa la filaya inuu noqdo nin bartire ah sida looga xumeeyo abasguulka madaamo ay labada nin ee ka dhashay qabiilka ay CMC isku dhaceen, inshallah guusha waa dhanka horumarka iyo nabada, CMC uun ba fulinkaraa cid kale ma ahan.
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by EEGA9 »

Ilay is winning because Aabo General Abraham Wolde is putting in work to continue the corrupt bribes and kick-backs he gets from his relationship with Ilay and the Kilil. The region is controlled from Harar more than Addis Ababa these days, the Addis Ababa suits are loosing control and influence to the Generals in the east.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by MarsinQorahay »

eega, it's a benefit to the ONLF if addis ababa lost the control, that means if the election get's out of hand and fighting starts going, TPLF would go back to their region declaring their own state, general wolde of harar would as i heard from important people help Iley by arming the Liyu police with heavy weapons from the federal military bases in the region, tanks, military vehicles, mortars, and close the region from every corner, then declare an own state with Abdi Cumar as president.
It's a reason for why meles zenawi made liyu police at the first place, meles knew that if he loses his power the tigres would get back to the era of amharas ruling over them.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by Khalid Ali »

What makes you think The Tigres will lose the elections
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by MarsinQorahay »

Khalid Ali wrote:What makes you think The Tigres will lose the elections
What makes you think they wouldn't?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Cabdilaahi itoobiya iyo ina iley maxaa kala haysta

Post by Khalid Ali »

Marsin the Tigres will not hold a free fair elections one man one vote the EPRDF chiefs will be running the electoral commissions there will be allot of rigging remember what happened in 2005. The same tricks a bit modified i will not be surprised if the international observers are also paid to play along the circus. Under no circumstance the Tigres will lose the elections.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”