Axmed Madoobe oo diiday Shiiqaal iyo Dir shirka Kismaayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Axmed Madoobe oo diiday Shiiqaal iyo Dir shirka Kismaayo

Post by THE_TRUTH1 »

Axmed Madoobe oo qaar ka mid ah beelaha dega Jubooyinka u diiday ka qeybgalka shirka Kismaayo

XOG:- Axmed Madoobe oo qaar ka mid ah beelaha dega Jubooyinka u diiday ka qeybgalka shirka Kismaayo!!
Sep 15, 2014 - jawaab


Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Alldhacdo.com ee Kismaayo, waxuu sheegaya in shirka halkaasi ka furmaayo ka qeybgalkiisa laga saaray qaar kamid ah Beelaha halkaasi ku nool.
Wariyaheena Kismaayo oo Wareystay Suldaan Axmed Aw-diini oo kamid ah Salaadiinta Kismaayo ayaa u xaqiijiyay in beelaha qaarkood uu Axmed Madoobe ka mamnuucay kka qeyb galka shirkaasi loogu magac-daray Dib u heshiishiinta Jubbooyinka.
Suldaanka waxuu sheegay in weli aan laga gudbin Isfaquuqa ka taagan Kismaayo, waxa uuna Tilmaamay in shirka wajigiisa labaad ka dhacaayo Kismaayo laga reebay Beelaha qaar.
‘’Waxan Dowlada Federaalka u sheegeynaa in ku dhawaad Afar beel degta Kismaayo loo diiday ka qeybgalka shirka Kismaayo, waxaa kamid ah beelaha la diiday gundhawe, Shiiqaal iyo Dir, kuwo kalena waa jiraan’’ ayuu yiri Axmed Aw-diini oo intaa ku daray wixii ka dhaca shirka ay Mas’uuliyadeeda qaadi doonto DF.
Sidoo kale, Axmed Aw-diini ayaa sheegay in Axmed Madoobe uusan ka waan-toobeynin kala fogeynta Beelaha dega Kismaayo, sida uu hadalka u dhigay.
Haddalka Axmed Aw-diini, ayaa waxa uu imaanayaa iyadoo ay waxyar ka harsan tahay furitaanka shirka dib u heshiisiinta Wajigiisa labaad, waxaana hadalkiisa ka muuqanaaya in weli shirkaasi uu yahay mid qabyo ah.
Si kastaba ha ahaatee, magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku nool Beelo badan oo iyagu deegaan ahaan halkaasi kasoo jeeda, balse is riix-riix kadib looga tirabatay Deegaan ahaan.
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Axmed Madoobe oo diiday Shiiqaal iyo Dir shirka Kisma

Post by SomaliDefenceCouncil »

Somebody needs to depart this qaxooti Ogaden back to Ethiopia.

That said Barre Hiiraale and is fighters are inside Kismayo and Madoobe does'nt even control 25% of Kismayo.

The qaxooti Ogadens will leave will their Kenyan masters.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Axmed Madoobe oo diiday Shiiqaal iyo Dir shirka Kisma

Post by THE_TRUTH1 »

hada fahmeen sheekada waxba ha ku daalin Axmed Madoobe xilka madaxtinimo eee Jubba dorashada so socata

Marexaan
Digile

Mirfle

Shiiqaal

Gaaljeecel

Bantu
Etc


Election based on District and Population census will be very Interesting in Jubba

Waaaw shekada miyay dhamate
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”