Moderator: Moderators
Its an advocatory think tank institute but they are funded by the govt, their searches matteroriginal dervish wrote:Chatham House seems like the equivalent of a welfare office.....all the devastated and failed states go there.![]()
Sahal.....they will never build up the army to such a level that it can replace Amisom.
Look at Iraq and Afghanistan...they've spent billions and cant function without American/Nato support.
“Ciidammada Soomaaliya oo ammaanka waddanka la doonayo in ay la wareegaan”
Published on September 18, 2014 by Feysal Muse · No Comments · 744 views
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamku ay ka wadatashanayaan qorshaha mustaqbalka dhow ee dhisidda ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed si ay ula wareegaan 2016-ka ammaanka guud ee gudaha Soomaaliya.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Maxamed Sheekh Xasan oo ka mid ah wefdiga Xukuumadda ee London uga qeyb-galaya shirka lagu taageerayo ciidammada Xoogga oo ay ka qeyb-galayaan Bulshada Caalamka madax ka socota, ayaa sheegay in Ajendaha ugu muhiimsan shirkaasi in uu yahay sidii loo dejin lahaa Qorshe cad oo la xiriirra halka ay hiigsanayaan ciidammada Xoogga Soomaaliya iyo awoodda taageerada Caalamka ay ugu baahan yihiin inta ay la egtahay.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa yiri “ Ra’iisul wasaaraha ayaa guddoomiyey shirkii London ka furmay maanta, dowladda Ingariiska ayaa qaadaneysa door muhiim ah, annaga waxaan madaxda shirka timid hor dhignay qorshaheenna ku aaddan dhismaha ciidammada Military-ga iyo waqtiga lagu dhammeyn karo howshaasi, iyadoo intaasi ay ku darsan tahay taageero Dhaqaale iyo aqoon oo uu caalamku ku bixiyo ciidammadaasi”.
General Maxamed Sheekh Xasan Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa tilmaamay in ciidammada AMISOM dhaqaalaha ku baxa hadda adduunka uusan sii wadi Karin in uu bixiyo, lagama maarmaanna ay tahay in la helo ciidammadii badeli lahaa AMISOM, waxa uu intaa raaciyey in AMISOM ay isu diyaarin doonaan sidii ay uga bixi lahayd dalka Soomaaliya ammaankuna ay la wareegi doonaan ciidammada Soomaaliya.
Shirka ka furmay magaalada London ayaa noqonaya shirkii ugu horreeyey ee si gaar ah loogu taageero Ciidammada Soomaaliya tan iyo markii dowladda Soomaaliya ay heshay aqoonsiga beesha caalamka, taas oo ah fursad weyn oo lagu dhisi karo awooddii ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
http://radiomuqdisho.net/ciidammada-soo ... wareegaan/
GIJaamac wrote:Seems like there's a light at the end of the tunnel![]()