Page 1 of 1

Puntland bans Galmudug President from Galkacyo Airport

Posted: Sun Sep 21, 2014 8:24 am
by Righteous
GalHutu President's airplane returned mid travel because Puntland told him to fuck off. Qeeybdiid is now crying to Nicholas Kay & Culusow because he has no other way of entering the shanty hamlet of Baraxley

This is all from a Hutu website btw;



"Warar ay heshay Warbaahinta Warfidin.com ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid maanta loo diiday in uu ka dago Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee ku yaala Dhanka Koofurta Magaalada oo Maamulka Galmudug uu dhisay Dhawaan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Amray in C/qeybdiid Diyaarad wada aysan ka dagi karin Garoonka Diyaaradaha Maamulka Galmudug,Diyaaradii ka degtana aysan ka dagi karin Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo oo hada uu Gacanta ku hayo Maamulka Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in Saaka Magaalada Muqdisho Cabdi Qeybdiid ay Diyaarad ka qaaday islamarkaana ay dhax ka soo laabatay,kadib markii lagu Wargaliyay in Garoonka aysan ka dagi karin.

Cabdi Qeybdiid oo la hadlay Radio Galmudug ayaa sheegay in ay jiraan Arrinta ku aadan Hadalka Puntland ee ay ku diiday in Diyaarad ay ka soo degto garoonka Galmudug,balse arintaasi ay hada Xalkeeda ku jiraan Madaxweyanaha Soomaaliya iyo Nikalos Kay."



Image

Re: Puntland bans Galmudug President from Galkacyo Airport

Posted: Sun Sep 21, 2014 8:27 am
by blizzard90
we are sorry we put you in Utanga and kakuma refugee camps in the 90s

forgive us.

Re: Puntland bans Galmudug President from Galkacyo Airport

Posted: Sun Sep 21, 2014 8:29 am
by Righteous
GalHutu and it's warlord in Chief have made their bed and now they can lie in it. A few months ago, Galmudug thought it could build a Militia police station near OUR border, but we blocked the move. Puntland is in full control of Gaalkacyo, we just let Hutus live in its ugliest, tiniest corner.






http://www.hobyoradio.com/4,11,20141.html


Ciidamo Puntland ah ayaa is hortaag ku sameyay Dhismaha Saldhig Madaxweyne C/qaybdid dhagax dhigay.


Sacad Gaajo begging for the right to a police station

Image

Puntland militia in Baraxleey telling them HELL NAH


Image

Ciidamo Puntland ah Islamarkaana Wata labo Gadiid oo dagaal ayaa Is hortaag ku sameyay Saldhig Ciidan uu dhawaan Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ka dhagax dhigay Xaafada Horumar Dhinaca Xuduuda Maamulka Puntland.

Warar lagu kalsoon yahay Islamarkaana Idaacada Hobyo ay ka heshay halkaasi ayaa sheegaya in Hawsha oo socota labadaan gadiid oo nooca Soomaalidu u taqaano Cabdi Bille, kasoo baxeen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo, Ayagoona joojiyay guud ahaan shaqadii halkaasi ka socotay.

Majirto Maamul Gobol iyo Mid dagmo oo ka hadlay Arintaasi, hase ahaatee waxaa Cambareyay Nabadoon Cali Diiriye Aloore, Asagoona ku tilmaamay falkaasi Ciidamada Puntland ku kaceen mid keeni kara cawaaqib xumo iyo sidoo kale isku dhac labada dhinac ee Magaalada Gaalkacyo wada daga.

ilaa iyo hada waxaa taagan Shaqadii, Ayadoona qorshuhu uu ahaa in dhawaan lasoo gaba gabeeyo Dhismaha Saldhigaasi, maadama halkaasi aysan ka jirin Xarun Ciidan, dadka ku dhaqana ay aad uga cabsan jireen Xiliyada dagaalka, lama oga halka ay ku danbeyn doonto Arintaan cakiran ee hada taagan.

hoos ka daawo sawir laga soo qaaday ciidanka is hortaaga sameyay ee Puntland

Re: Puntland bans Galmudug President from Galkacyo Airport

Posted: Sun Sep 21, 2014 12:55 pm
by original dervish
Damn :ohhh:

Re: Puntland bans Galmudug President from Galkacyo Airport

Posted: Sun Sep 21, 2014 1:42 pm
by Brigadier12
Righteous wrote:GalHutu President's airplane returned mid travel because Puntland told him to fuck off. Qeeybdiid is now crying to Nicholas Kay & Culusow because he has no other way of entering the shanty hamlet of Baraxley

This is all from a Hutu website btw;



"Warar ay heshay Warbaahinta Warfidin.com ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid maanta loo diiday in uu ka dago Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee ku yaala Dhanka Koofurta Magaalada oo Maamulka Galmudug uu dhisay Dhawaan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Amray in C/qeybdiid Diyaarad wada aysan ka dagi karin Garoonka Diyaaradaha Maamulka Galmudug,Diyaaradii ka degtana aysan ka dagi karin Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo oo hada uu Gacanta ku hayo Maamulka Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in Saaka Magaalada Muqdisho Cabdi Qeybdiid ay Diyaarad ka qaaday islamarkaana ay dhax ka soo laabatay,kadib markii lagu Wargaliyay in Garoonka aysan ka dagi karin.

Cabdi Qeybdiid oo la hadlay Radio Galmudug ayaa sheegay in ay jiraan Arrinta ku aadan Hadalka Puntland ee ay ku diiday in Diyaarad ay ka soo degto garoonka Galmudug,balse arintaasi ay hada Xalkeeda ku jiraan Madaxweyanaha Soomaaliya iyo Nikalos Kay."



Image

How and why ?

Re: Puntland bans Galmudug President from Galkacyo Airport

Posted: Sun Sep 21, 2014 2:02 pm
by thegoodshepherd
200 years of gumeysi :meles:
Abdiweli is the new Sultan of Hobyo :damn:

Re: Puntland bans Galmudug President from Galkacyo Airport

Posted: Mon Sep 22, 2014 1:34 am
by flyWOODY
Its a salebaan site though, they hate sacads