Sep 20, 2014 - 9 Aragtiyood
Wufuudo ka kooban madaxdhaqameedka Khaatumo oo uu ka mid yahay Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa gaadhay magaalada caasimada u ah dalkeena ee Muqdisho ayadoo si weyn halkaas ay ugu soo dhaweeyeen siyaasiyiin , Mas’uliiyiin ka tirsan dawladda federaalka ah iyo xubno kale.
Waftigan Madaxdhaqameedka ah ayaa waxaa ayaguna ka mid ah Suldaan Siciid Cusmaan Cali iyo Garaad Maxamuud Cusmaan{Mashqare}.
Arimaha ay halkaas u tageen ayaa lagu sheegay kuwa laxidhiidha socod siinta maamulka Khaatumo iyo sidii ay ula kulmi lahaayeen saafaradaha iyo danjirayayaasha halkaas u jooga Soomaaliya.
Mogadishu magaalada madaxda


[img] http://allkalshaale.com/wp-content/uplo ... /09/44.jpg [/img] OD elders in Mogadishu
