Gaalkacyo finally receives development plan

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Gaalkacyo finally receives development plan

Post by Righteous »

Gaalkacyo has always been the most neglected area in Puntland, it was this year alone that a viable city council was built. Nevertheless, the city received a massive boom in business and residential areas. With the advent of the new development plan, Gaalkacyo can finally reclaim its rightful position in Puntland.



"Billowga masharicda Gaalkacyo laga fulinaya ayaa noqon doona hirgalinta jidad laami ah oo isku xira inta badan magaalada,waxaana la sheegay jidka dheer ee aada garoonka diyaarada Cabdullaahi Yuusuf in la saari doono waddo laami ah.

Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo oo safar dibadda ah ku maqan ayaa horay saxaafadda ugu sheegay inay dadaal ku bixinayaan sidii magaalada ay usoo celin lahaayeen bilic-deeda.

“Annagoo kaashanyna dowladda dhexe iyo shacabka waxaan dadaal ku bixinayna soo celinta bilicda,waxaana la dar dar galin doona mashaaric la doonayo in degmada laga hirgaliyo,”ayuu yiri duqa degmada Gaalkacyo,C/casiis Jaamac Guuled.

Madaxweynaha Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa horay u ballan-qaaday in si siman deegaannada dalka looga hirgalinayo adeg-yada horumarka,waxaana ay arrinta dowladda ay kala kaashanaysa hay’adda deeqaha bixiya iyo dalalka taageera Puntland.

Wasaaradda qorsheynta ayaa dhinaceeda la xisabtamaysa hay’adaha caalamiga ah si wax looga oggaado mashaaricda laga fulinayo deegaannada Puntland,waxaana la xisaabtanka lugu sheegay mid lugu doonayo in si sax ah ay dalka uga muuqday wax-qabadka hay’adda joga.

“Mar kasta dowladda waxaan ku dhiiri galinayna inay ka shaqeyso horumarka iyo amniga,shacabkeena waxaa looga bahan-yahay inay ku taageeran dowladda,”Xasan Cabdi oo ka mid ah shacabka ku nool Garoowe ayaa sida u sheegay Raxanreeb.

Hirgalinta mashaaricda horumarka ayaa ah qodob laga sugayo xukuumadda u hoggaamiyo madaxweyne,Gaas oo horay u ballan-qaaday."
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”