Marka Hore wad salaamantihiin dhamaantiin akhyarta reer sland.
waxa soo dhow doorashadii madaxwaynaha Sland waxan ku tartamaa yaa sadexda xisbi ee Kulmiye, Wadani iyo Ucid oo ay u kala tartamayaan;
Kulmiye= Siilaanyo (H/J)
Wadani= Abdirahman Cirro (H/Y)
Ucid= Jamal Ali Huseen (H/A) Weli lama hubo in uu yahay muharaxaa rasmiga ah laakiinse kaba soo qaad
Sadeexda musharax mid waliba wuxu taageero wayn ka haystaa beeshiisaa waxanaa lagu jiraa tartaan kursi doon, hadabaa beeshee musharaxeedaa guushuu raacii doonta tolay oo hanaan doonaa taageeraada iyo codka beelaha kale ee reer sland.
Hadaba saadaal yar oo ku saab san gobolada; aniga aragtidayda:
Gobolka caasimada dalka ee maroodijex waxa ka dhicii doonaa legdiin wayn oo lama garan karo 3 mid guushuu raaci doonto.
Sanaag iyo Togdheer waxa ku legdami doonaa Wadani iyo Kulmiye waaxa badanaa isma dheeraan doonaan.
Saaxiil waxa ku guulaysan doonaa Ucid, Awdal waxa hugaamiin doonaa Wadani, Sool waxa Hugaamin doona Kulmiye kaaliinta labaadna waaxa gelidoona wadani.
Hana ilaabinaa ku shubashadu iyo waxa is daba mariintu waa jirii doonta waxa kaastoo dhacaa.
Waxanu waa saadaal shaqsi marka qof walowba taada cabiir.
Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanaysa!
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32762
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanays
Jamaal is 100% running in the elections
And we dont know who is going to win but all 3 have good chances but eventually it comes down to alliance Kulmiye has a strong chance winning but than so does wadani. And u are wrong Awdal will not go to wadani but it will be split between the 3 since all 3 vp will be from awdal. Wadani actually vp is the most laangaab in awdal. Awdal will be between ucid and kulmiye. Sool weill be kulmiye sanaag between kulmiye and wadani. Togdher between kulmiye and wadani. Berbera ucid first kulmiye second.. Gabiley and hargeysa majority we yet have to see, but it will be between Kulmiye and ucid.
Just gacanyare saadalin..

Jamaal is 100% running in the elections for ucid

- Hawdian
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2491
- Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
- Location: Berbera to Tis Abay with one step.
Re: Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanays
I'm expecting Kulmiye to win. Compared to the other two they seem to have more nationwide vision while the others two preach none sense things. UCID used to be aight when it was Faisal's baby but since Jamal joined, it's not clear who is the leader. No one is going to vote for UCID when its not even clear who their leader is. They also have no any ideas for anything.
Waddani had golden opportunities but they failed to come up with any agenda outside HY. HY talk 24/7 got boring even for me a HY. I want a party for the country not HY club.
Irro is not even a politician in my book. They had more chance with Gabose or other fellas but Irro is clueless and he already has a job to do with the Gurtis.
Kulmiye should win again but I support replacing Silanyo. He is too old now.
Ras
Waddani had golden opportunities but they failed to come up with any agenda outside HY. HY talk 24/7 got boring even for me a HY. I want a party for the country not HY club.
Irro is not even a politician in my book. They had more chance with Gabose or other fellas but Irro is clueless and he already has a job to do with the Gurtis.
Kulmiye should win again but I support replacing Silanyo. He is too old now.
Ras
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanays
Waxad mooda in reer awdal is bedel rabaan markad sansaantaa eegto. Xisbiga Ucid meesha awood badan kuma hayo marka laga reebo Maroodijeex iyo Saaxiil.
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8480
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanays
The title of the thread says it all. Village mentality. The author cannot differentiate between clan and political party, I strongly advice to him to commit suicide ASAP.
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8480
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanays
Very embarrassing! Those odayaal really shouldn't go there. Wadani is nation's political party not reer party. Besides, let me quote what reer Borama replied.Bohol iyo karaman wrote:Waxad mooda in reer awdal is bedel rabaan markad sansaantaa eegto. Xisbiga Ucid meesha awood badan kuma hayo marka laga reebo Maroodijeex iyo Saaxiil.
1-" Waaryaadha beesha dhexe anaga ha isu kaaya kala gurina" followed by maah maah.
"Wiil baa aabihii ku yidhi aabo ii guuri!
Dad replied: Dayrtu ha da'do aniga iyo adiguba waynu guursan doonaa.....laakiinse haday dayrtu da'i waydo guur baad sheegeysaayee hooyadaa ayaaba loo yaabaa"
moral of the story wisdom: Sl gar baanu u dhiganay dhawaan gaar ahaan Madaxweynaha. Jawaab ayaanu sugaynaa. Hadii jawaabtu positive noqoto waxba inaga xumaan maayaan. Hadii kalase idinku HY baad ka hadlaysaanee SL ayaanu ka tashan waxaanu ka yeeli lahayn.
Le justicier
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32762
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanays
What do the gadabuursi want though whats this issue about
Re: Doorashada Madaxwaynaha; 3 Habrood tumaa ku guulaysanays
Somaliland is the land of justice and fairplay, so anyone can become president irrespective of tribe, political affiliation, ideology or place of origin.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 593 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 16 Replies
- 1710 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 17 Replies
- 1556 Views
-
Last post by Nubis
-
- 2 Replies
- 594 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 522 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 2 Replies
- 369 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 28 Replies
- 1455 Views
-
Last post by kaliil
-
- 5 Replies
- 620 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 1 Replies
- 475 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by Garadag