Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be ready

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be ready

Post by Khalid Ali »

Maamulka Puntland oo ciidammo fara badan soo dhoobay Waqooyiga Gaalkacyo

Arbaco, September 24, 2014 (HOL) — Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu waqooyiga magaaladaas soo dhoobay ciidammo fara badan oo wata gaadiidka dagaalka, kuwaasoo deegaannada ku yaalla waqooyiga magaalada ka sameystay fariisimo.

Suxufiyiinta ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in goobaha ay ciidamadan soo gaareen ay ka billaabeen howlgallo lagu sheegay inay ku sugayaan ammaanka.

Wariyeyaasha ayaa soo sheegaya in ciidamadan loogu sheegayo kuwo looga hortagayo weerarro maamulkaas kaga yimaada dhinaca maamulk ay dariska yihiin ee Galmudug, kaddib markii Puntland ay dhawaan xirtay garoon uu ka dhistay Gaalkacyo maamulka Galmudug.

Maalmahan waxaa soo if-baxayay khilaaf xooggan oo u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug, iyadoo Puntland ay ku eedeysay maamulka Galmudug inuu hub kala soo dago garoonka ay ka sameysteen duleedka Gaalkacyo.

Inkastoo maamulka Galmudug uu iska fogeeyay eedeytaas, ayaa haddana waaxay sheegeen inay jawaab ka bixinayaan go’aanka ay Puntland ku xirtay groonka diyaaradaha maamulka Galmudug, iyadoo aan jawaabta la ogeyn.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaan weli ka hadlin ciidanka faraha badan ee ay soo dhoobeen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, sidoo kaelna weli kama aysan hadlin arrintan maamulka ay dariska yihiin ee Galmudug.

Puntland oo ka carootay shir lagu dhisayo maamul ay yeeshaan Mudug iyo Galguduud ayaa xiriirka u jartay dowladda dhexe ee Somalia, kaddib markii ay mas’uuliyiinta maamulkan ku andacoodeen in la doonayo in deegaanno ka tirsan Mudug oo ay iyagu ka taliyaan lagu daro maamulka la dhisayo.

Massxamed X. Xuseen, Hiiraan Online

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/Sept/w ... RZrkx.dpuf
User avatar
Gabre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1642
Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
Contact:

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by Gabre »

AUP-FSDR perpetually stuck in 1993 smh.

A few of the names changed ma ahee, what's different? Itixaad is Shabaab, Yusuf is Gaas, UNOSOM is AMISOM, etc. Gaalkacyo is being fought over by MJ vs HG, Kismaayo between OG vs MX.

Deja vu for the umpteenth time.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by thegoodshepherd »

:blessed:

My clan, Cumar Maxamud Saleebaan about to demolish the hutuwiye!! What more can a man ask for??

Reer Mahad, Reer Khalaf, Reer Xirsi, Cabdi Cisse, Maxamed Cumar, Yoonis Cumar :rose:
:dj:
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by barbarossa »

Khalid, you cannot wait the blood of fellow Skinnies being shed, can you?
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by THE_TRUTH1 »

EG DEG AH: Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo maanta xiran iyo Puntilnad oo Ciidamo badan soo dhoobtay…
Sep 24, 2014 - jawaab

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta Garoonka Diyaardaha Magaaladaasi aysan kasoo dagin Diyaaradaha Rakaabka ah ee Maalin walbo kasoo dagi jiray Garoonkaasi.
Wariye kusugan Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in maanta hakad uu ku jirto shaqooyinka maalin lahaa ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde , waxa uuna intaa raaciyay in garoonka saakay ay kasoo dagtay kaliya Diyaarada Qaadka keenta Magaaladaasi.
Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo iyo maamulada Galmudug iyo Puntiland oo wada adeegsada garoonkaasi , waxaana jira xiisado laga soo sheegayo Magaaladaasi u dhaxeeya labada Maalin.
Dhinaca Kale Wararka ka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee maamusho Puntiland ayaa sheegaya in Ciidamo tiro badan maamulkaasi ay soo dhoobeen garoonka Diyaaradaha si ay u xoojiyaan ciidamadii horey u joogay.
Saraakiisha maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamadan ay xaqiijin doonaan amaanka magaalada Gaalkacyo iyo garoonkeeda dayuuradaha, ujeedada halkaas loo geeyeyna aysan aheyn colaad iyo duulaan.
Ciidamadan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayey wararku sheegayaan iney xalay gaaf wareegayeen xaafada Horumar ee kala qeybisa woqooyiga iyo koonfurta Gaalkacyo iyagoo dadka ku amrayey iney guryaha galaan.
Talaabadan ayaa ku soo soo aadeysa xili labada maamul ee Puntland iyo Galmudug uu soo kala dhex galay khilaaf ku saabsan garoon dayuuradeed oo Galmudug ay ka sameystay degaano koonfur ka xiga Gaalkacyo, kaasoo ay hawada ka xirtay Puntland.
Waxaana Caawa ku eg Waqti uu Madaxweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale u qabtay Maamulka Puntiland in ay xayiraada uga qaado Garoonka Diyaaradeed ay ka furteen Gaalkacyo, lamana saadaalin karo xiisada cusub ee u dhaxeysa Puntiland iyo Galmudug halka ay ku biyo shuban doonto. (221)
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by THE_TRUTH1 »

Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo maanta weey xirantahay

Shutdown North of Galkacyo Military zone soon to be dispute region kkkkkk :down:
User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by Hawdian »

Puntland needs to expel the Hutus once and for all then seal Mudug border with a wall. According to my sources Hutus can't climb nor go that far up while doing niiko.

Hutus are dangerous though. 7 Skinny Hutus will face 1 MJ. So MJ needs to double the number and ask those MJ girls to start popping because Hutus breed like rats. The average Hutu girl in Somalia marries 4 different guys by the time she is 18.

Ras
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by BlackRain »

Hawdian wrote:Puntland needs to expel the Hutus once and for all then seal Mudug border with a wall. According to my sources Hutus can't climb nor go that far up while doing niiko.

Hutus are dangerous though. 7 Skinny Hutus will face 1 MJ. So MJ needs to double the number and ask those MJ girls to start popping because Hutus breed like rats. The average Hutu girl in Somalia marries 4 different guys by the time she is 18.

Ras
You do understand Puntland is in the wrong on this right? from economical point of view, its the right move, but morally it's wrong. Gardaro ma fiicna
User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by Hawdian »

Puntland was never wrong and it's not now. Hutus should go populate their own towns or stop chopping their own junk from other peoples' towns and declaring their refugee camp as "capital".

After they took Baraxley by force (at first welcomed as guests) now they want to hold the airport hostage. And you still think they are right. The Hutu culture and value does not allow them to ever be right. It's just who they are.

I support the good Puntland people who love peace and value life. Mulakulmod Niikinaya should either become a lawful citizen of Puntland in Galkacayo or relocate back to Hobyo.
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by Righteous »

BlackRain wrote:
You do understand Puntland is in the wrong on this right? from economical point of view, its the right move, but morally it's wrong. Gardaro ma fiicna
This is why people call you a sheegato!

Galmudug wants to use their dusty airstrip to import weapons, they were told by the UN to ask Puntland for permission to operate but it's not feasible hence the quarrel. Puntland has always allowed Baraxley to use Abdulahi Yusuf airport, but these savages are always trying to bomb the place or cause some other havoc in the city. Qeeybdiid is trying to drum up support from Mogadishu to create a war so that Damul Jadiid can claim Federalism is a failure. Allah does not support the savage, the truth will prevail and these hutus will finally be evicted.
Last edited by Righteous on Wed Sep 24, 2014 10:29 am, edited 1 time in total.
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by Righteous »

Hawdian wrote:Puntland was never wrong and it's not now. Hutus should go populate their own towns or stop chopping their own junk from other peoples' towns and declaring their refugee camp as "capital".

After they took Baraxley by force (at first welcomed as guests) now they want to hold the airport hostage. And you still think they are right. The Hutu culture and value does not allow them to ever be right. It's just who they are.

I support the good Puntland people who love peace and value life. Mulakulmod Niikinaya should either become a lawful citizen of Puntland in Galkacayo or relocate back to Hobyo.
:up:
User avatar
Chinaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1492
Joined: Tue Jun 22, 2010 5:57 pm
Location: 2010-2014

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by Chinaman »

BlackRain wrote:
You do understand Puntland is in the wrong on this right? from economical point of view, its the right move, but morally it's wrong. Gardaro ma fiicna

Kkkkk War Bal Shegatadan ila Eeega. Subxaanaka Yaa Cadiim

Image

I like this guy even though I disagree with him on some things :up:
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5153
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by STARKAST »

^^ don't fail for these wastemens baits......hawiye is an integral part of somali peace.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Military build around Galkacyo as ultimatum ends, Be rea

Post by BlackRain »

Righteous wrote:
BlackRain wrote:
You do understand Puntland is in the wrong on this right? from economical point of view, its the right move, but morally it's wrong. Gardaro ma fiicna
This is why people call you a sheegato!

Galmudug wants to use their dusty airstrip to import weapons, they were told by the UN to ask Puntland for permission to operate but it's not feasible hence the quarrel. Puntland has always allowed Baraxley to use Abdulahi Yusuf airport, but these savages are always trying to bomb the place or cause some other havoc in the city. Qeeybdiid is trying to drum up support from Mogadishu to create a war so that Damul Jadiid can claim Federalism is a failure. Allah does not support the savage, the truth will prevail and these hutus will finally be evicted.
It doesn't matter what clan I am. I've said many times I am not here to prove my qabiil so it doesn't matter. It's better you address my points than wasting time and calling me "sheegato" . So now let's get to the points.

Code: Select all

 Galmudug wants to use their dusty airstrip to import weapons, they were told by the UN to ask Puntland for permission to operate but it's not feasible hence the quarrel
Puntland is doing the same with Galkacyo Airport. Galmudug have the right to have their own airport and import the hell they want. Puntland has been doing the same. Just imagine Galmudug trying to stop the use of A/Y airport because Puntland is supposedly getting weapons? It doesn't make sense
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”