The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by SayyidUmar »

Badhasaab Ku Xigeenka Rashiid Axmed Maxamed oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in ay Cuqaasha isku af Garteen In ay bilaabaan Diwaan galinta,
Cuqaasha Iyo Dhalinyaradii Loo soo xulay in ay Diwaan Galinta Madaniga ah Saaka Bilaabaan ayaa istaagtay ka dib markii lacago loogu talo galay Ay Wayeen.
Badhasaab Ku Xigeenka Rashiid Axmed Maxamed oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in ay Cuqaasha isku af Garteen In ay bilaabaan Diwaan galinta,Halka ay Caaqiladuna arintaas beeniyeen,shegeena in ay wali taagan tahay Diwaan galintii.
Qalabkii Lagaga shaqaynayay Diwaan galinta ayaa shaqaalahi dhamaan keenay Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Horteeda kuwaas oo Iyana Cabasho Xoogan ka muujiyay Lacagaha ay ku shaqaynayeen oo kala dhantaal may.
Ugu Horeyna Badhasaab ku xigeenka Rashiid Axmed Maxamed oo shir Jaraa’id
Ku qabtay Xarunta ayaa sheegay in ay isku af Garteen in shaqadii Diwaan galinta La bilaabo waxaana uu yidhi”
“Dadka Bil Aadanka ahi waxa ay iska jecel yihiin in ay Wax Korodh Sadaan,Dhaqaale ahaan wixii loo qoon deeyey ee loo bandhigay Waanu u haynaa,Hadii Qawad Yimidna wuu iska dhamaaday,Hawshina Si wanaagsan ayay noogu socotaa waana ay Shaqo Galeen Cuqaashi Wax inaga xumina Majiraa.
Lacagta loogu Talo Galay Salaadiintu in ay ku hawl galaan Ayaa sida uu sheegay Badhasaab ku xigeenku waxa ay dhan tahay 3 Dollar Maalintii,Halka ay Ardayda Jaamacaduhana Ku hawl galayaan Maalintii 13 Dollar,Balse waxa iyaguna Arintaas ka biyo diiday Cuqaasha Kuwaas oo Shir ay ku lahayeen Xarunta Badhasaabka Kasoo Dareeray.
Badhasaab ku Xigeenka Gobolka Moroodi Jeex oo ka hadlaya Lacagta Iyo duruufaha keenay in Loo qoon deeyo ayaa yidhi”
“Marka Horeba Waxa aynu Nahay Dawlad Yar oo hada soo kacday,Ciidanka Somaliland Waxa uu ku Shaqeeyo Waad ogtihiin,Shaqaalahu waxa ay ku shaqeeyaan waad la socotaan,Duruufta Dhaqaale ee dalka ka jirta ayaa sababtay in Lacagtaas loo qoondeeyo,dhaqaale waxa aynu ka hag-ranay Majirto,hadii aynu maanta nidhi kaadhkii dhalashada dalkeena haloo sameeyo in ay kacanta qabtaan mooyaane yaanay Turaan Turayn.
Caaqil Siciid Cabdi Jaamac oo ku hadlayay Afka Salaadiinta Ayaa sheegay inaanay waxba ku heshiin Maayarka,Badhasaab ku xigeenka iyo Wasiir ku xigeenka Amniga,Waxaana ay cadeyeen in ay dhamaan shaqadii Diwaan Galinta Faraha ka qaadeen waxaana uu yidhi”
“Arintaas waxaanu ku heshiinay Majiraan,Waxaanu Sugaynaa wasiirkii Arimaha gudaha,Wax Danbe oo kasoo baxa Mooyaane waxaanu ku heshiinay majiraan,Kulan aanu layeelanay Bashaabka waanu isku diidnay waanan kusoo kala kacnay,Qorshahaygu waxa weeyaan inaanu ku dhaqano Go’aanka aanu isla qaadano salaadiin ahaan,Lakiin Hada waxa diwaan galin oo socotaa Majiro Dhamaana way istaagtay.
Waxa uu sheegay Caaqil Siciid in ay wada shaqayntii joojisay wasaarada arimaha gudaha somaliland oo Wixii Ay caaqiladu shaaha ka dhiganayeen Jirtay una badashay sida uu sheegay Lacag aanay isku ogayn”
“Lacagtii lagu shaqaynayay Ayaa waxa Goostay Wasaarada Arimaha Gudaha somaliland,Anagu shaqadii Maanaan joojin ee waxa joojisay Xag Naga saraysa,Sadexdaas Dollar Cuqaashu way diiday waxa la isku ogal Yahay oo Danbe mooyaane hada waanagaas kusoo kala kacnay.
Si kastaba ha ahaatee Dhamaan Waxa istaagay Diwaan galintii Madaniga ahayd ee saaka la doonayay in ay ka bilaab Mato Magaalada hargaysa,waxaana loo hakiyay Siday ay Noo shegeen Caaqiladii iyo Ardaydii jaamacadaha ee loo soo Xulay In ay Diwaan Galinta Wadaan.
Waxaana la sheegayaa in ay u joojiyeen Lacago ay wasaarada Arrimaha gudaha somaliland Siday noo shegeen Batanka u gashay,Waxaana Ay caaqiladu Shir ay la galeen Badhasaab ku xigeenka,Moyarka Caasimada iyo Wasiir Ku Xigeenka Amniga in ay isku Af Garan waayeen.
User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: The Caaqils strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by SayyidUmar »

Another blow for I.D. card registration

The I.D cards was meant to start today 27/9/2014 but the corrupt
Caaqils of Somaliland refuse to take part because they claim they get $3
per day whilst, the worker conducting the actually I.D registration get $13.

So the Caaqils just went home on protest for pay increase, stopping the I.D registration process all together
because nobody can prove their clan.

Leaving the government powerless. the whole I.D card process is a sham and has too many flaws.
Last edited by SayyidUmar on Sat Sep 27, 2014 1:38 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32786
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by Khalid Ali »

Sayid Tell me whats seems to be the issue why are akils against it, i cant read the whole story dont they want SL to have identification cards
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by theyuusuf143 »

This is big constraint , now the aqils are giving us hardtime to get the IDs, and if we ignore them there is no other way we can stop foreigners taking our ID without Applying Naturalization. Come on chiefs this is your clan duty, all you have to do is signing for no more 200 people from your sub sub sub sub clan. i know 3 dollar is bit too small we should give them 5 dollar perday.
User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by SayyidUmar »

I predicted this would happen :lol:

i thinking just quit the whole I.D thing,
lets just take the old I.D. card given by local govt.

or link I.D cards to proof of home ownership or address,
houses have road names and number now.

these caaqil i though the citizen was meant to pay them,
this is too much cost for the govt.
Last edited by SayyidUmar on Sat Sep 27, 2014 2:27 pm, edited 1 time in total.
User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by SayyidUmar »

200 caaqils wanting $13 a day for 90 days if not more.
do the calculation thats $234,000 for that period,

i am sure these is tuulo somewhere like qoryaale that needs
a hospital or some school.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by theyuusuf143 »

SayyidUmar wrote:200 caaqils wanting $13 a day for 90 days if not more.
do the calculation thats $234,000 for that period,

i am sure these is tuulo somewhere like qoryaale that needs
a hospital or some school.
not 200 hundred aqils but more i think. every 200 people must have their own specialised aqil. for example cali siciid of habaryoonis citizens needs atleast 10 aqils. farah hajji aqil knows nothing about hassan hajjis , even withing farah hajji reer ammare aqil knows less about reer cigaal dheere members :lol:
User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: The Caaqil's strike protest for pay rise on I.D. Cards

Post by SayyidUmar »

will then in that case the govt. best get its pay check ready and have some pretty deep pockets,
i guess application for caaqilnimo will be at a all time high :D
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”