Page 1 of 2

Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:28 am
by Khalid Ali
Gabadh U Dhalatay Somaliland Oo Ku Biirtay Hollywood

Khadiija Cali waxay yaraanteedii ku noolayd Hargeysa
Khadiija Cali waxay yaraanteedii ku noolayd Hargeysa

Gabadh Soomaliyad oo ka soo jeeda Hargeysa ayaa ku biirtay Shirkadda soo saarta Aflaanta ee Hollywood, waxaanay ka mid noqotay jileyaasha haatan loogu jecelyahay kooxdaas.

Khadiija Cali oo ah Gabadh dhalinyaro ah, ayaa ka qaybqaadanaysa film cusub oo dhawaan soo bixi doona, kaasoo laga sameeyay dhibaatooyinka haysta Hooyooyinka soomaaliyeed ee dibada u qaxay, waxa film-ka ay soo saarayso magaciisa la yidhaahdaa( strip takes) oo macneheedu noqonayo Bakhtiyaa nasiibka.

Khadiija waxay yaraanteedii ka tagtay Magaalada Hargeysa oo ay yaraanteedii qoyskooda kula noolayd, waxaanay aaday dalka Kanada, halkaasoo ay ilaa hada ku nooshahay.

Haweenaydan ayaa hada Film-da ay jisho si weyn looga daawadaa dalalka Maraykanka iyo Kanada, iyadoo caan ka noqotay kooxda Hollywood muddooyinkan dambe.

Waxa lagu doortay quruxda iyo hab jilisteeda aasaasiga ah, ayaa lagu sheegay warbixino ay ka qoreen baraha Internetka ee Soomaalidu.

Hadaba waxaanu halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa Wareysi dhawaan uu la yeeshay Telefishan afka Soomaaliga ku warama oo laga leeyahay dalka Canada.
Halkan hoose ka Daawo Waraysi dhamaystiran oo lala yeeshay Khadija:
Interview

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:40 am
by ZubeirAwal
This is not a achievement for a country

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:41 am
by Khalid Ali
Who said its an achievement for the country its her personal Achievement lets see if she can become a good actor

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:42 am
by ZubeirAwal
Acting was the least form of accomplishing something in historical times, along with singers and entertainers, and now today they are praised like gods and goddesses. :snoop:

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:47 am
by Khalid Ali
Well its not Historical time its 2014 21 century Qarni al Waxid el cishrin

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:47 am
by Mustafee101
Is she Eeydoor Bucur Bcyar or Gabooye?

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:51 am
by Otherbrother
Wow, she's beautiful. My type of somali woman, albeit covered and with Taqwa.

May Allah guide her and give her the best.

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 9:52 am
by Khalid Ali
Mustafee101 wrote:Is she Eeydoor Bucur Bcyar or Gabooye?

She is certainly not related to Boon :mrgreen:

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 10:01 am
by Mustafee101
Bucur Bcyar waa Boon oo waliba Yahuud ah, fundamentally :mrgreen:

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 10:08 am
by Khalid Ali
Mustafee101 wrote:Bucur Bcyar waa Boon oo waliba Yahuud ah, fundamentally :mrgreen:
Bucur bacayr was a jewish hebrew man he was no blood drinking boon he was a pure semite ,he became inferior to the other clans of Somaliland because of his jewish heritage. He is still much more nobler than the boons in gedo

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 11:04 am
by Mustafee101
Eeydoor transformation from Bucur Baceyr binu Yahuud to Mahe Dir Aji then to "Sheekh" Isxaar binu "Hashiim". :lol: War wuxu maa waceelo baa? It is fair to say 200 years ago Eeydoor never hated their original Name Bucur Baceyr? when did they started hating it. since it's not long time ago, don't you think the time has come Isaaq clan to embrace the name Bucur Baceyr. somaliland should re-name Bucur Baceyr land. Yaxaar, Awel, Yabiir, Yaxaarta Berbera are all Bucur Baceyr Boon and all of them are found in Eeydoor-land. Non-Bucur Baceyr Midgo in Eeydoor including Akisho which Mo Farah belongs to and Gabooye. Nimco Yaasin and Hadrawi are Gabooye. Siilanyo is direct descendant of runaway Xabashi slave aka Habar Xabshuud. :lol:

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 11:36 am
by SayyidUmar
imagine her kids, 'ilma bah-Hollywood' :lol:

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 11:36 am
by kayd92
boon :lol: funny ´word

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 11:41 am
by LobsterUnit
Somali canadians.smh.cant speak somali.

Re: Somaliland/American Girl in Hollywood

Posted: Sun Sep 28, 2014 1:01 pm
by Talo alle udaa
gabadhan waa la ictiraafay miya khalid :lol:
ALLA maxaa lagu aasi doona in badan