ilmo Samaale Hawiye Soogala

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by libaaxyare »

ilmo Samaale Hawiye, Sidee Layahay
salaan kadib, Samaale Nation saakey waa sidee? Sow lama nabdoona.

Samaale Nation waqtigii uu tashan lahaa sow lama Gaarin?
User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by Bella18 »

Wagareey wagar!

Hedhey waxba ha samaale lahaynee.... salaanta maa hawiye bey qaas uu tahay horta? :roll:
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by jalaaludin5 »

libaaxyare wrote:ilmo Samaale Hawiye, Sidee Layahay
salaan kadib, Samaale Nation saakey waa sidee? Sow lama nabdoona.

Samaale Nation waqtigii uu tashan lahaa sow lama Gaarin?
Do you have the proper clearance from AMISSOM in order to post this topic?

Or is Majeerten aware of this meeting? If no,...Whats the point?

:pac:
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by libaaxyare »

Arab habash jabarti, aanu is nabad galino midani idinma khusayso idinka.

Tani waxay qaas u tahay Samaale Nation ilmo Hawiye
Deqa111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 903
Joined: Tue May 13, 2014 1:55 pm

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by Deqa111 »

It's a shame dark blue skin Baboon rule them !!
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by libaaxyare »

Hobyo mudug iyo Hoobad Galbeed, moqokori maxaas Muqdosho iyo Moyaale Mandheriyo koonfurtaa galbeed, Bare galbeedka Godey ee Wabiyada Weyib and Dawa iyo inta u dhaxeysa Ilmo Samaale Hawiye, Samaale Nation waa sidee
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by libaaxyare »

Sidii bahalkii loo dilay

burcadiina u yaaceen

baandadii Talyaaniga iyo burtiqiiskina u qaxay

boogtiina loo dhayay

baras-kiina loo gubay

beledkaani waa nabad

Jidku waa baraxan yahay

balaayo iyo baas ma leh

safar baad ka qaad ma leh

baabuur la dhaco ma leh

baada iska dhiib ma leh

Barmuudow jiraa ma leh iyo Buurka diikow,

Afarta Daay ka baar ma leh, Seybiyaano gey ma leh, iyo Bohoshi sheydaan

Mobile-ka bixi ma leh

Bowdyaha ka jebi ma leh

Bagsii iyo Baroon ma leh

Bagadi soo qafaal ma leh

Beesada ka qaad ma leh

Wadaad beecintiis ma leh

Gabdho-buurashadii ma leh

isbaaro iyo tuug ma leh

Leejo iyo baad ma leh

Baatigiyo Suudkaba banaankaan ku waranaa.

Gurigu waa balaqan yahay

Banaankaa la seexdaa

Beel beel ku duushiyo

hoogay iyo Ba’ay ma leh.

Qashin buuro weyn ma leh.

hogaamiye Butucay ma leh

Boqorkaana mahada leh.

Bacdigina maxkamadaha iyo shacabkii soo baxay.

SHIRIB KALOO KA HADLAYA NADAAFADA MUQDISHO

Heysku haleynin hay’adee, hormuud u naqo howlahaan.

Qashin ku qaate Qandaraas in laga quusto waa quneed.

Isku xilqaanka xaaqidaan xaq iyo xushmadey aheyd.

In loo dadaalo danta guud duf ku bax ruuxi diidanow.

God u qodaa iyo qiiqisaa qof walbow qashinka iska qaad.

Niyadda ha ka nicinee ku nuursada nadaafadaan.


Abwaan abshir (bacadle)
Image
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by libaaxyare »

Dunidii sabaan baa ka dhacay, saxo kaliileede
Suluf iyo abaar, iyo colaad, soohan laga sheegye
Saxal baa ku dhacay, uumiyihii, sun iyo baaruude

Saymuhu halkey gali jireen, soofna laga waaye
Sareedada dadkii haysan jiray, saxal ku weynaaye
Saaciyo Mariiqii wacnaa, seege waayahane

Xidigii sarayn jiray, wakaa saaka foorara’e
Sanka duul ka xiran baan nahoo, seeto loo dhigaye
Sodan guura baa lagu, jiraa saamo gadataahe
Waa silic ku joog iyo, gunimo sabab la’aanede

Cirkuna waa sawaarayn jiree, sagalki loo diidye
Samartiino weeyaan hadaad, Guga sugaysaane
Sanadkii inuu baaqdey, baa sahan ku sheegeene

Oo saahiro banana baa cidii, saabka loo dhigaye
Geelu wuxuu ka soofaa caradii, soomanka ahayde
Sadna kuma hayoo, waa dhulkii saymo raagsadaye

Sinbiriiraxadu waa waxaa solay, jirkeygiiye
Soofaha wax gooyiyo, birtuba, sahan afkoodiiye
Samaha iyo qayradku, way iga sokeeyaane
Sakaraadka iyo mowdka dhaca, waw sigtoonahaye
Inta seeftu ciida iga taal, mooyi saan noqone

Yaan la kala saraynbaa, qalqiga loogu saar tumaye
Sokeeeyiyo, qabiil iyo xigtey, noo sardahayaane
Soomaalidu hanoolato, aan waana lagu seexan
Waxay hadal ku suub sanahayaan, siman dadkeeniiye

Hayeeshee sal iyo baar, macnaha waan la soconaaye
Waxa suuqa yaaliyo, jirada uunka wada saaqday
Safarada iyo gaajada, dadkii seeda ka idleysay
Saqiir xalay dhashaa waa ogyahay, xaalku suu yahaye

Marse hadaan saadaashii furay, saami qabarkeyga
Oo aan seexan waayee, hurdada salaley oo toosay
Oo waliba sawaare cilmi, qayb saaray dibintayda
Saluug buu I taray, beyd guntane, saan u faashadaye

Cimradii sokeeyaha jaclayd, iima soo bixine
Somacii lugaha seexan jiray, sidig dariiqiye
Hadaan geed la siibiyo, cagaar lagu sabaalaynin
Sideed inuu ku reer galo, ankee suuro gali waydey

Moorada sadexan waa Afyuub, waxa sameeyaaye
Mid hagaaga seexdiyo, Bayaad dabinka kaa saara
Kol hadaan Guntane, suulku hara calaf ku siineynin

Waan lagu sal dhigin, bayd walaal, kaa salaan tagaye
Lama sugo sidiisaba hadaan, soofka loo dhigine
Garba raarka waa kaa samada, saaran oo tagaye

Safarlaaxig baa xigi lahayd, saacad dabadeede
Nulqaduu sareedada u waday, saaka ka irdhowye
Waxa Kooshin ii sabanayaa, waa suf iyo beene

Afartaa sifeeyaye, hadaan sadar kale u laabto

Waxba yaan sintaaca, iyo kursiga la isku saabayne
Waxba yaan, sariiraha sharaxan suxulku aasnaane
Waxba yaan, sigaarkiyo qamriga sooryo loo bixine

Waxba yaan, saraha fooqa dheer saami loo gadane
Waxba yaan, bangaha jeeg sawiran, Saynab loo dirine
Waxba yaan, saxiix iyo qoraal, qalinku saarnaane

Waxba yaan, ninkaan saatan rabin, saawir loo tumane
Waxba yaan, sandhuublaha cabsida, sahan la koorayne
Waxba yaan, sakiintiyo midida, suulka lagu hayne

Waxba yaan, orgiga sararta wayn, Suuban loo qaline
Waxba yaan, sareeyaw habluhu kuugu sacabayne
Waxba yaan, Sacuudiga latagin, saacad dabadeede

Waxba yaan, sabool baa nadiley, saaxib loo orane
Waxba yaan, baryaan subaxna harin, loogu sii socone
Waxba yaan, sinaan iyo midnimo lays sabaalayne
Waxba yaan, siyaasada guracan, sookac lay orane

Hadii aad sasabo noo wade, surinka noo jiiftay
Surka qabo hasiidayn hadaad, xarig u soo haysay
Ogoow sidigta waa diidantahay, sulub hasheeniiye

Sanad yaashii ay naga gurayd, suuxnay gaajada’e
Salaaf kiyo dhukaankii ka hare, shilinti saarayde
Oo waa soo sadgoysoo bariba, Saafi way dhaliye

Waysalaaxi doonaan ragii, soomanaan jiraye
Suusac iyo dhiyadii hadii, Eebe naga siiyo
Soo dhaweeya haamaha, dad yahaw gaarney sami hiiye

Sumaddii horaa looga dhigi, sabada Hiiraane
Sinjigeeda nimankii lahaa, lagama saanyoone

Sinta Dabare inay daaqdo baa, Saafi loo wadaye
Soomaalidaa eegatoo, saami ku lahayde
Samawade Abgaal baa jeclaayo, keenay sahaydiiye

Sadex Cali Caray baa iyana, seefahii tumaye
Inuu Cayrna saanada ugurto, waa la soo saxaye
Saleebaan dhulkuu dago ayaa sugayey, wiigaane

Sacad iyo Saruur baa jeclaa, inay salaaxaane
Haday Bare Afwayne siilistana, waa si gooniyahe
Sodon bari markii ay qadoo, seeto lagu dhuujay

Sabaali hiimaarkii lagu dabree, sibirtu dheeraatay
Habar saarqabtiyo dumar, markuu wada salaaxaayey
Sadkaagii ka maashaye, adaan samirka, eegayne
Warhooy salabka keen Irir Samaal, haduu seefihii tumaye

Waxba yaan, ninkaan saatan rabin, saawir loo tumane
Waxba yaan, sandhuublaha cabsida, sahan la koorayne
Waxba yaan, sakiintiyo midida, suulka lagu hayne

Waxba yaan, orgiga sararta wayn, Suuban loo qaline
Waxba yaan, sareeyaw habluhu kuugu sacabayne
Waxba yaan, Sacuudiga latagin, saacad dabadeede

Waxba yaan, sabool baa nadiley, saaxib loo orane
Waxba yaan, baryaan subaxna harin, loogu sii socone
Waxba yaan, sinaan iyo midnimo lays sabaalayne
Waxba yaan, siyaasada guracan, sookac lay orane

Hadii aad sasabo noo wade, surinka noo jiiftay
Surka qabo hasiidayn hadaad, xarig u soo haysay
Ogoow sidigta waa diidantahay, sulub hasheeniiye

Sanad yaashii ay naga gurayd, suuxnay gaajada’e
Salaaf kiyo dhukaankii ka hare, shilinti saarayde
Oo waa soo sadgoysoo bariba, Saafi way dhaliye

Waysalaaxi doonaan ragii, soomanaan jiraye
Suusac iyo dhitadii hadii, Eebe naga siiyo
Soo dhaweeya haamaha, dad yahaw gaarney sami hiiye


Sumaddii horaa looga dhigi, sabada Hiiraane
Sinjigeeda nimankii lahaa, lagama saanyoone

Sinta Dabare inay daaqdo baa, Saafi loo wadaye
Soomaalidaa eegatoo, saami ku lahayde
Samawade Abgaal baa jeclaayo, keenay sahaydiiye

Sadex Cali Caray baa iyana, seefahii tumaye
Inuu Cayrna saanada ugurto waa la soo saxaye
Saleebaan dhulkuu dagao ayaa sugayey, wiigaane

Sacad iyo Saruur baa jeclaa, inay salaaxaane
Haday Bare Afwayne siilistana waa si gooniyahe
Sodon bari markii ay qadoo seeto lagu dhuujay

Sabaali hiimaarkii lagu dabree, sibirtu dheeraatay
Habar saarqabtiyo dumar, markuu wada salaaxaayey
Sadkaagii ka maashaye, adaan samirka, eegayne
Warhooy salabka keen Irir Samaal, haduu seefihii tumaye


Saciid Gacamey
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by libaaxyare »

ilmo Samaale Hawiye, Heshiis Waara Guul lagu Hantaa

Waa Guurow Abwaanada kala ah
Max'ed Gacal Xaayow
Axmed Dhaqane Xassan
Cabdulle Raage

libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: ilmo Samaale Hawiye Soogala

Post by libaaxyare »

The Samaale Nation will Rise from the ashes. as we all know Samaale Lions we are bravest warriors that ever walked in Horn of Africa, and knowing your enemy is half the battle won so today we highlight who are this enemies.

Waxaa marag ma doonto ah in ummad kasta jiritaankeedu ku xiran yahay sida ay u ogaan laheyd Cadow geeda iyo waxa uu damac san yahay.

Marka waa ku wee Cadowga Beel waynta Samaale? waa Sadex

The three hatred enemies are
1. The Habasha Tigre
2. The Jeberti Arab slave Butcher
3. The Indho Habasho Jareer " The Habasha arab Slave escapees" who was Habasha Jareer Origin, escape from Arabia and crossed the red sea and dreamed he was one of them arab Quraysh and Live Their Dreams.

This three are the Enemy of the Samaale people but as they say enemies can be your greatest motivation towards success if you don't allow them to be an obstacle.

Just reminder to My Samaale people " the Tigre Habasha, The Jabarti arab butcher slave, and The indho Habash arab slave escapee are all one person
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”