KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by anzeloti »

Ciidamada AMISOM ee Dalka Kenya ka socda ayaa Xabsiga dhigay Xalay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka KMG ah ee Jubba C/llaahi Sheikh Cismaaciil “fartaag”.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay Guriga ka wateen C/llaahi Sheikh Cismaaciil “fartaag” waxaana la geeyay Xaruun Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Dekadda Magaalada Kismaayo.

Ujeedka Ciidamada Kenya ay u Xireen Fartaag ayaa waxaa lagu sheegay Iska Hor imaad Shalay ka dhacay Madaxtooyada Jubbaland oo dhex maray Ilaaladiisa iyo kuwa Axmed Madoobe in uu lug kuleeyay.

Warar Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay sii daayeen C/llaahi Sheikh Cismaaciil “fartaag” kadib markii la sheegay in Xal laga gaaray Arrimihii loo xiray.

Waa markii ugu horeeysay oo Ciidamada Kenya ay Xiraan Mas’uul ka tirsan Maamulka KMG ah ee Jubba.
User avatar
blizzard90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 872
Joined: Wed Apr 23, 2014 9:21 am
Location: The art of Hating

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by blizzard90 »

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk :pac:

I'm loving this. bravo bravo :clap:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by Advo »

The Condom :pac: :pac:
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by anzeloti »

blizzard90 wrote:kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk :pac:

I'm loving this. bravo bravo :clap:

:wtf:
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by TAATIKO »

K24 raaligelin ka bixineysa.

Maamulka warbaahinta K24 waxaa uu raaligelin ka bixinayaa warar been ah oo laga qoray Madaxweyne kuxigeen ka Jubba Gen , Fartaag kuwaasi oo si aan la hubsan uu u qoray wariye K24 uga soo warama Kismaayo.

Wararka sida aan la hubin loo qoray ayaa ah in la sheegay xarig loo geystay Gen, Fartaag taasi oo beenowday. Waxaana mas’uulkaasi uu wataa howlihiisa caadiga ah.

Dhinaca kale waxaa iyana waxba ka jirin inuu wax khilaaf ka dhex jiro Ahmed Madoobe iyo Gen, Fartaag, iyaddoo war arrintaasi ka hadlaya dhawaan si qalad ah loogu qoray boggan K24.



:stylin: haters gonna hate

http://www.kismaayo24.com/2014/10/09/di ... bixineysa/
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by thegoodshepherd »

Walahi these hutus will never stop the lies they put out.
Cassimada, Kismayo24, Keydmedia all of these hutu run "news" sites are basicaly propaganda pieces for the hutuwiye bantu agenda.
Their niiko and muufo ways must never be tolerated, and we must maintain constant vigilance at all times :up:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by DR-YALAXOOW »

Fartaag waa inuu dilaa warlord madoobe.. amar ayaa xamar laga soo siiyey.
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

:dj:
User avatar
Cunaaye25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1069
Joined: Tue May 15, 2012 6:40 am

Re: KDF oo Fartaag xabsi dhigtey

Post by Cunaaye25 »

Ciyaalka HAG abtirsigooda cusub

Farah Babangida, Bafafa Burundian,Uganda,Nigeria,Siere Leon, Amsiom .....Yoweri Museveni, Pierre Nkurunziza, Ernest Bai Koroma,,.......Banadir Hospital
and subxaanaka yaa cadiimka somewhere down the line ,somehow related to HAG :D
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”