PM Abdiweli visits Puntland political clanism being revived
Posted: Thu Oct 09, 2014 5:13 pm
I dont think he is going there to reconcile Puntland with the federal government but i believe its on a personal level. I believe pm abdiweli will present him self as the Darood leader in Somalia politics , we all know the pm is a great supported of Jubbaland as a state. He convinced his clan to support the Jubbaland bandwagon he was even behind to allow Barre hiiraale back in Kismayo. We know The leader of Galmudug Qeybdiid is in cadaado and holding talks with the selebaan of ximan iyo xeeb for the mudug and galguduud formation and the 2 regions there are concocting an anti Puntland political formula. And on the other side we have the prime minister visiting Puntland the most vibrant functioning Darood state in Somalia. And on the other side we know the pm and the president dont meet eye to eye and they are there to hold talks on proper strategy on how Abdiweli can face hassan and the Damuljadid clique lets see how this event develops
War Deg Deg ah:-Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo maalinta bari oo Jimce ah imanaya Puntland
War Deg Deg ah oo iminka Madaxtooyada Puntland kaso gaaray Warsidaha Puntland ayaa xaqiijinaya in maalinta bari oo Jimce ah uu Puntland iman doono Ra’iisul Wasaaradaha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed.
Inkasta oo markii hore Safarka Ra’iisul Wasaaraha uu ku qorshaysnaa maalinta Sabtida,hadana waa kaso hormaray oo wuxuu noqonayaa maalinta bari oo Jimce ah sida Puntlandi uu u xaqiijiyay Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Puntland.
Booqashada Ra’iisul wasaaraha oo la filayay bilowgii bishaan oktoobar ayaa dib ku dhac ka yimid arimo farsamo oo Villa Soomaaliya ka jira awgeed.
Dowlada Puntland ayaa gudi heer wasiir ah u saartey soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirada Haweenka iyo Qoyska ayaa hogaaminaya Guddiga Dowlada Puntland u xilsaartey soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha.
Dhinaca kale Ururada Bulshada iyo Maamulka Degmada Garowe ayaa iyana wada abaabul dheer oo lagusoo dhaweynayo Ra’iisul wasaaraha.
Ololaha ka socda Garowe oo loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha ayaa noqoneysa soo dhaweyntii ugu sareysay ee Garowe loogu sameeyo Mas’uul sare oo ka socda Villa Soomaaliya.
Sida ay Puntlandi Xogta ku heleen booqashada Ra’iisul wasaaruhu ku iman doono Puntland waxay qaadanaysaa shan maalmood.
Kala soco Puntlandi guud ahaan wararka iyo Xogaha muhiimka ah ee aydaan saxaafadaha kale ka heli karin.
Puntlandi.com
Garowe.