Villa Somalia Received over 100 million this Month Great?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Villa Somalia Received over 100 million this Month Great?

Post by THE_TRUTH1 »

Dowladda Federalka Somaliya, ayaa waxay boqolaal milyan oo lacagta Mareykanka ah, ay ka heshay saddex ka mid ah dalalka Islaamka, si wax looga qabto baahiyaha ay maanta qabto Dowladdu.

Dalalka Sacuudiga, Qatar iyo Turkiga, ayaa Dowladda Somaliya ugu yaboohay lacag cadadkeeda lagu sheegay qiyaastii saddex boqol oo milyan oo lacagta Mareykanka ah, waxayna khasnadda Dowladda ku soo dhacday maalmihii ugu dambeeyay.

Lacagaha ugu badan, ayaa waxaa bixisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ka dib markii bishii September Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Magaalada New York kula kulmay Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Abdullah ibn Abdilazīz. Wuxuuna Madaxweynuhu ka codsaday in Sacuudigu uu ka caawiyo, sidii loo dabooli lahaa baahiyaha qaar ay qabto Dowladda.

Abdullah ibn Abdilazīz, ayaa waxa uu Madaxweynuhu ku wargeliyay in Dowladdiisu ay soo diyaariso dokumenti ku qoran, baahiyaha ugu daran ay Dowlddiisu qabto. Dokumentigaasi oo diyaarsan waxaa Sacuudiga 10 maalmood ka hor gaarsiiyay Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Somaliya Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed.

Image

Warar madax banaan, ayaa waxay sheegayaan in Boqortooyada Sacuudiga ay sanad kasta bixiso lacago Zakaawaat ah, ayna sanadkaan siisay Somaliya, iyadoo khasnajiga Dowladdu soo gaarsiisay lacag dhan laba boqol oo milyan oo dollarka Mareykanka ah.

Lacagta uu Sacuudigu siiyay Somaliya, ayaa waxaa la tilmaamay in loogu talla galay in lagu horumariyo waxbarashada Somaliya, dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha iyo xasilinta ammaanka goobaha, ay gacanta ku heyso Dowladda.

Turkiga, ayaa waxa uu bixiyay lacag cadadkeeda lagu sheegay 45 milyan oo dollar, waxaana lagu sheegay lacagtii uu Turkigu bil kasta siinaayay Somaliya, oo muddo 10 bilood ah isu uruurtay. Turkiga ayaa bishii Janaayo Somaliya ka jaray 4.5 oo dollar oo bil kasta uu siinaayay, iyadoo uu bishaan dib u bilaabay.

Dowladda Carbeed ee Qatar, ayaa waxaa iyana la sheegay in ay Somaliya ugu deeqday lacag dhan 50 milyan oo dollar, si wax looga qabto arrimaha ammaanka, dib u dhiska wadooyinka iyo soo celinta adeegyadii bulshada.

Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Somaliya oo la hadlay Alldhacdo.com, ayaa ku waramaaya in dalalka Reer Galbeedka ay la socdaan dhaqaalaha faraha badan leh ee la soo gaarsiiyay gacanta Dowladda Federalka ee Somaliya, isla-markaana ay isha ku hayaan sida loo maarayn doono.

Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud oo billihii ugu dambeeyay la foollaneysay dhaqaalo xumo, ayaa waxay u muuqataa in billaha soo socdo ay heysato kharashaadkii ay ku wado maro laheyd.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by THE_TRUTH1 »

expect big project on the 11 regions SFG controls :som: :up:

rrimaha ammaanka, dib u dhiska wadooyinka iyo soo celinta adeegyadii bulshada.

[youtube]watch?feature=player_embedded&v=dfaok28OOMA[/youtube]

:stylin:
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by BlackRain »

Culusow begged the filthy arabs when he was in New York?. I can only imagine what will arabs say behind his back " hadaa ximaar al-aswad yadwair fuluus" " alla yalcanu al-kalb hadaa" etc. :wow:
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by THE_TRUTH1 »

BlackRain wrote:Culusow begged the filthy arabs when he was in New York?. I can only imagine what will arabs say behind his back " hadaa ximaar al-aswad yadwair fuluus" " alla yalcanu al-kalb hadaa" etc. :wow:

Image

:som: :up:
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by barbarossa »

If this is true, the ever smiling Gurguurte will have millions more reasons to laugh the most roaring of laughters, and he will laugh all the way to the bank this time around.
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by eliteSomali »

I don't know which one is worse, the fact that we've become a nation of beggars or the fact that the money we beg never goes to the people who truly deserve it. :snoop: Where does all this money go? Every couple months we hear a report of the so called SNA protesting for not being paid. If they aren't paid, and we don't see any hospitals, schools etc.. built built, where the fuck does lacagtaan soo tuugsanay go?
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by LiquidHYDROGEN »

eliteSomali wrote:I don't know which one is worse, the fact that we've become a nation of beggars or the fact that the money we beg never goes to the people who truly deserve it. :snoop: Where does all this money go? Every couple months we hear a report of the so called SNA protesting for not being paid. If they aren't paid, and we don't see any hospitals, schools etc.. built built, where the fuck does lacagtaan soo tuugsanay go?
Nobody is prepared to answer those questions because we all know where the money goes. I think if you count all the AID money given to the southern government in the last 20 years it cannot be less that 200 billion dollars at least.

Just look at the zoo animal that started this thread, he is genuinely happy with begging and doesn't care if the money is well spent or if it goes into culusow's swiss bank account. And that is essentially the problem with somalis today; not only are they unprincipled beggars but they are so warped mentally by tribalism that they support people who steal money from them.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by THE_TRUTH1 »

Nobody is prepared to answer those questions because we all know where the money goes. I think if you count all the AID money given to the southern government in the last 20 years it cannot be less that 200 billion dollars at least.

NGO In Kenya and IC funded Somaliland and Puntland south Somalia was in chaos the last 20 years with No system or admin to Fund .

Most of the 90 % of Aid went to somaliland and Puntland that's fact since that was the only two working Administration .......

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Gov are providing free education all way to University / Free health care / Best salary for Police and the Arm force - Civil servant :clap:

Howlaha ugu waaweyn ee ay dowladdu ka qabatay dhinacyada Amniga, howlgallada deegaanno iyo degmooyin badan oo dalka ka mid ah looga xoreeyey Maleeshiyada kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab, hirgelinta iyo dhismaha maamul goboleedyada, shirarka dib u heshiisiinta ah ee ka socda magaalooyin ka mid ah dalka, dhismaha hay’adaha dowladda iyo toosintooda taasi oo horseeday buu yiri iney dowladdu bixiso mushaaraadka Ciidammada Qalabka Sida iyo shaqaalaha rayidka ah, hormarinta Waxbarashada Dalka iyo wanaajinta xiriirka dalalka deriska ah iyo kuwa caalamka.

SL doesn't receive AID from Xamar and Puntland only receives assistance and equipment to fight pirates. Stop your nonsense.
User avatar
Chinaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1492
Joined: Tue Jun 22, 2010 5:57 pm
Location: 2010-2014

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by Chinaman »

Meanwhile this happened because the Gov needed to make some "Cuts" http://en.starafrica.com/news/somalia-c ... rseas.html

:-O

Niman baa Xamar ku Dhargay :meles:
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by THE_TRUTH1 »

[youtube]watch?v=W_CrY7EC7P8[/youtube]
:D :D :sland: :up:

[youtube]watch?v=zG0mk4cjlm8[/youtube]

Safiirka Midowga Yurub EU has been funding Waaqoye Galbeed since 1994 from civil servant - Police Uniform and salary - Sillaanyo salary GTO

On administration that can't pay or afford for Police Uniform wants to be Independent and recognized Image
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by THE_TRUTH1 »

Image

uniform is donated by UNDP and all police forces in Somali regions including somaliland have identical uniform.

Image

The UN Joint Programme on Local Governance and Decentralized Service Delivery (JPLG) aims to strengthen local governance and enhance decentralized services in Somaliland and other regions of Somalia. The JPLG coordinates its work with central and local governments, five UN partner agencies (ILO, UNCDF, UNDP, UN Habitat, and UNICEF), numerous development partners, as well as the private sector and communities. Activities are financed by Denmark, DFID, EU, SIDA and Switzerland.

Hargeisa Egal airport has re-opened with a revamped 2.4km runway ... The refurbishment was funded by the Kuwait Fund for Arab Economic

Image

Hargeisa airport received $ 10 Million from Kuwait Fund 4 years ago and today it looks shit Image
lasanodboi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 722
Joined: Fri Mar 07, 2014 8:08 am

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by lasanodboi »

Well done Mogadishu Guul :som: the enemies of Mogadishu and Khaatumo are many nice to see them burn inside they are filth
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Villa Somalia Received over 100 million this Month Grea

Post by waraabe251 »

THE_TRUTH1 wrote:Image

uniform is donated by UNDP and all police forces in Somali regions including somaliland have identical uniform.

Image

The UN Joint Programme on Local Governance and Decentralized Service Delivery (JPLG) aims to strengthen local governance and enhance decentralized services in Somaliland and other regions of Somalia. The JPLG coordinates its work with central and local governments, five UN partner agencies (ILO, UNCDF, UNDP, UN Habitat, and UNICEF), numerous development partners, as well as the private sector and communities. Activities are financed by Denmark, DFID, EU, SIDA and Switzerland.

Hargeisa Egal airport has re-opened with a revamped 2.4km runway ... The refurbishment was funded by the Kuwait Fund for Arab Economic

Image

Hargeisa airport received $ 10 Million from Kuwait Fund 4 years ago and today it looks shit Image
look at this dumb nigger, somalia had a billion and more in aid since they are good at beggin and niiko. Hargeisa airport looks much better then ugandisho airport were hutu men export their sisters to uganda for a bag of apples
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”