Page 1 of 1
Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 1:26 pm
by Khalid Ali
Sierra Leone oo Ciidamo usoo dirayso dalka Soomaaliya xilli laga digayo Cudurka Ebola
Addis Ababa (KON) - Dowladda Sierra Leone ayaa sheegtay in Ciidamo Cusub usoo dirayso dalka Soomaaliya, xilli dalkaasi uu ka jiro Cudurka Dilaaga ah ee Ebola.
Teaser Image Sierra Leone oo Ciidamo usoo dirayso dalka Soomaaliya xilli laga digayo Cudurka Ebola
Safiirka dalka Sierra Leone u fadhiya dalka Ethiopia Osman Keh Kamara oo Arbacadii kula kulmay Magaalada Addis Ababa Madaxa Ururka Nabadgelyada & Amaanka ee Midowga Africa ayaa codsaday in Dowladiisa loo ogolaado ina Isbedel ku samayso Ciidamada ka jooga Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in Xukuumadiisu ay hadda mudo laga jooga Afar Bilood ay diyaarisay Ciidamo gaaraya Hal Battalion oo ay ugu tala gashay inay soo bedelaan kuwa jooga Soomaaliya ee kamidka ah AMISOM, isagoo intaasi ku daray in Ciidankaasi laga baaray Cudur Ebola.
Madaxweynaha dalka Sierra Leone Dr. Ernest Bai Koroma, ayaa sidoo kale ka codsaday Gudiga Caafimaadka Ururka Midowga Africa & WHO inay Baaritaan Caafimaad ku sameeyaan Ciidanka oo ay ka baaraan Xanuunka Virus-ka dhaliya ee Ebola, kahor inta aan loo dirin dalka Soomaaliya.
Dalka Sierra Leone wuxuu kamid yahay dalalka ku yaalla Galbeedka Qaaradda Africa ee sida aadka ah ugu jira Cudurka Ebola, waxaana dalkaasi uu kamid yahay dalalka ay Ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya.
Midowga Africa ayaa ka joojiyay Sierra Leone inay Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya isbedel ku samayso, cabsi laga qabo in Cadurka Ebola uu ku faafo Ciidamada AMISOM.
Re: Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 1:48 pm
by LilEmperor
Somalis need to get their shit together
jareers are bringing virus to your yard!
Re: Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 1:52 pm
by DANGIRL
First rape, now ebola?!
Re: Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 1:56 pm
by XimanJaale
Stop spreading tabloid news you imbecile hater. Somalia and AMISOM and the international community already adressed this issue and the small Sierra Leone unit are not being rotated.
Re: Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 1:59 pm
by LilEmperor
DANGIRL wrote:
First rape, now ebola?!
this is too much to take

Re: Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 4:36 pm
by Khalid Ali
Allow Ebola naga hay i heard the bantus in west Africa get the disease because they eat monkey's
Re: Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 9:43 pm
by original dervish
Re: Siere leone ebola infected troops headed towards Somalia
Posted: Fri Oct 10, 2014 9:49 pm
by Chinaman
Ya Allah, Tolow Ya Xamar iyo Dadkeeda Habaarsan oo waxkasta inoo Keenay naga Qabtaa?!
Subxaanak Yaa Cadiim
Khalid Ali wrote:Allow Ebola naga hay i heard the bantus in west Africa get the disease because they eat monkey's
That's the historic and typical way Jareer use to hunt till our Cushitic ancestors introduced them (partly to some it seems) to the domestication of livestock. Waa Cawaan dadkani.