Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by knet »

Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void.

Says it's a Hawiye iyo Isaaq Tribal meeting if Puntland is not sitting at the table.
Real talk. :mrgreen:


(Dhageyso) Dowlada Puntland oo ugu baaqday dowlada federalka Soomaaliya in qeybteeda lagasiiyo wadahadalka ay kula jirto Soomaaliland.

(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowlada Puntland Eng Cabdi Xakiin Cumar Camey ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay ballaariso wada hadalka ay kula jirto maamulka Soomaaliland islamarkaana Puntland laga qeyb galiyo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa warkaan ku sheegay munaasabad lagusoo dhaweynayay reysal wasaaraha Soomaaliya C/weli sheikh Axmed Maxamed Maxamediyo waftigiisa oo xalay lagu qabtay madaxtooyada, wuxuuna sheegay hadii aan wada hadalkaan laga qeyb galin inuu u ekaanayo shir beeleed u dhexeeya dowlada federalka Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland.

“ Waa shir aan looga maarmin inay Puntand ka qeyb gasho, kaas oo looga hadlayo danaha ummadda Soomaaliyeed,” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenku.

Eng, Cabixakiim Cumar Camey wuxuu sheegay Puntland inay u baahan tahay in ay goob joog ka ahaato shirkaan si ay mowqifkeeda uga darsato wada hadalka labada dhinac. Isagoo intaas ku daray inay Puntland leedahay qeyb kamid ah dhulka ay Soomaaliland ku gor gortamayso.

Hadalka madaxweyne ku xigeenka Puntlnd ayaa kusoo beegmaya iyadoo dhawaan lagu wado inuu bilowdo wada hadal udhexeeya dowlada Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso codka madaxweyne ku xigeenka.

http://puntlandi.com/dhageyso-dowlada-p ... maaliland/
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by BigBreak »

:Heh:
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by Xildiiid »

Image
User avatar
lander24
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 433
Joined: Sun Apr 15, 2012 1:43 pm

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by lander24 »

Image
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by waraabe251 »

Image
User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by SuldaanOfSanaag »

Image
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by knet »

Here is a map of Africa where is Somaliland :P :P :P :stylin:

Image

Image
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by thegoodshepherd »

:stylin:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by TheblueNwhite »

:lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Puntland VP Calls Talks With Somaliland Null & Void

Post by FarhanYare »

Attention seeking at it's finest lol.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”