Page 1 of 1

Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 10:15 am
by THE_TRUTH1
Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho waxaa ka dhaceysa doorashooyinka dowladaha hoose

Image
Published on October 14, 2014 by Mohamed White-ka · No Comments · 1,312 views
Munaasabadaan tababar loogu furayay mas’uuliyiinta maamulada degmooyinka Gobolka Benaadir oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socoto Maamulka Gobolka Benaadir, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

tababarkan oo socon doono muddo saddex cisho ah oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka iyo Machadka siyaasadda iyo Cilmibaarista ee Heritage ayaa mudada uu socda waxaa lagu baran doonaa Maamul wanaagga, hanaanka doorashooyinka dowladaha hoose ee Xamar iyo dar dargelinta hiigsiga sanadka 2015-ka oo ah in Muqdisho ay ka dhacdo doorashooyinka golaha deegaanka.

Agaasimaha Machakadda siyaasadda iyo cilmi baarista ee Heritage Cabdiraxmaan Ceynte ayaa sheegay in tababarka ay ka faa’iideysan doonaan maamulada Degmooyinka, isagoo ku booriyay inay ilaaliyaan waqtiga inta uu socda siminaarka, maadaama uu xambaarsanyahay macluumaad ku aadan hanaanka doorashooyinka dowladaha Hoose.

“Dhowr mowduuc ayaa looga hadli doonaa mudada saddexda maalin ah, mid waa dowlad wanaag ee ah dowladda hoose iyo waxyaabaha la xiriira, hanaanka dimoqraadiyadeynta iyo doorashooyinka waxa la xiriira iyo mid ku saabsan adeegyada aas aasiga ah iyo dadka sida loo gaarsiin lahaa, xiriirka shacabka, guddoonka gobolka iyo kan ka dhexeeya dowladda dhexe intaba ayaan ka hadleynaa” ayuu yiri Cabdiraxmaan Ceynte.

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Maamulka Gobolka Benaadir Imaan Nuur Iikar ayaa talaabo horumar leh ku tilmaamay in siminaar nuucaani oo kale ah lagu qabto Muqdisho, isagoo kula dar daarmay Maamulada Degmooyinka in ay ku dabaqaan howlaha loo igmaday.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo furay tababarka ayaa hoosta ka xariiqay in hiigsiga 2015-ka ee Maamulka Gobolka Benaadir uu yahay in Muqdisho ay ka dhacdo doorashooyinka dowladaha hoose ee Xamar.

“Maamulka gobolka Benaadir waxa uu hiigsanayaa in sanadka 2015-ka la helo Duq magaalo oo la soo doorto, gole deegaan iyo gudoomiye degmo oo la soo doorto, taasi oo bilow u ah qorshaha ay dowladda dhexe hiigsaneyso sanadka 2016-ka in dalka uu ka dhaco doorasho” ayuu yiri Muungaab.

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 11:36 am
by thegoodshepherd
If the D&M IDPs are allowed to vote, entire large sections of Benadiir will be run by D&M :lol:

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 12:09 pm
by THE_TRUTH1
thegoodshepherd wrote:If the D&M IDPs are allowed to vote, entire large sections of Benadiir will be run by D&M :lol:

why would they not be allowed to vote ? this not Puntland or Jubba Hawiye are comfortable and are populated regions we claim , One man One vote free democratic Somalia :som: :up:


3 million hawiye in Mogadishu vs 10 000 IDPss give me abreak :D


jubba will b D&m + Bantu + rest Somalis :eat:

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 12:53 pm
by flyWOODY
Elaays will not be voting even murusade wont be voting.

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 3:11 pm
by TheblueNwhite
I will be running for the DC of Shingani, the smallest district in Xamar Cadde. :stylin:

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 3:32 pm
by Chinaman
THE_TRUTH1 wrote:
why would they not be allowed to vote ? this not Puntland or Jubba Hawiye are comfortable and are populated regions we claim , One man One vote free democratic Somalia :som: :up:


3 million hawiye in Mogadishu vs 10 000 IDPss give me abreak :D


jubba will b D&m + Bantu + rest Somalis :eat:

Err....IDP's are estimated to be at least 500,000 in Banadir mate.

I shouldn't be one to talk though, they're like 250,000 in PL. loooooooooool at 10,000 btw. In what world? And even outside of the camps in Ugandisho...........Ceelasha Biyaha alone is estimated/thought to be one of the densest places is Zoomalia with majority being IDP's there.

Raxanweyn speakers are by far the largest in Zoomalia population wise :stylin:

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 4:25 pm
by THE_TRUTH1
Image


Image


i will be Running for Boodheere :stylin:

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 4:53 pm
by AbkoowDhiblaawe
lol there is no doubt Mudulood will get majority of DCs and the mayor post. :lol:

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 5:33 pm
by Chinaman
^So true man :meles:

Tbh I pray to God it never does but I'm pretty exotic looking and I can pass as being ethnically non-Somali a lot of times so if that ever happens, I'm moving to Brazil where I'll learn Portuguese and I'll pass as a moreno claro. Fuck being Zoomali then :-O

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 5:43 pm
by AbkoowDhiblaawe
embrace it niccas. Meygaag,Jimcaale and Warsame will be replaced by mayoongaale geed makore,geedi shambow and Mugaanbow. :lol:

Re: Muungaab “Sanadka 2015-ka Muqdisho Elecction

Posted: Wed Oct 15, 2014 5:58 pm
by Brigadier12
Somaliland style election is not going to happen in 2016 in somalia. they will just fix the 4.5 formula from pure qabil to degamaysi. example Mj MPs will no longer represent all puntland but their respective districs only. an other axample is a saad Mp will represent galkacyo district while a saleban MP will represent cadaado district. then it goes back to the same way MPs will vote the president . local elections is going to be the same. each mogadishu district will nominate several representatives once the local council are created the members will elect their chairman/mayor .