spy agency targeting Mogadishu three car bomb in a week

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

spy agency targeting Mogadishu three car bomb in a week

Post by THE_TRUTH1 »

Three car bombing back to back targeting Restaurants - commercial building last three days something is funny this must be the work of Neighboring countries spy agency ....



Image

DEG DEG: Qarax xoogan oo caawa fiidkii ka dhacay maqaaxi ku taal degmada Xamar weyne
by A M | Wednesday, Oct 15, 2014 | 1459 views




Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay barxada iskaashatooyinka degmada Xamar weyne ee ka soo horjeeda Ex Fiyoore, halkaasoo ay ku yaalaan goobo ganacsi oo ay maqaaxi ku jirtay.

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay barxada iskaashatooyinka ayaa abaarihii 7-dii fiidnimo iyo qadar daqiiqo ah, waxaana goobta qaraxan ka dhacay ku yaalay goobo ganacsi kala duwan, sida Maqaaxi laga cunteeyo, Farmashiye, goob caruurta ku ciyaaraan Play station.

Waxaa ku sugnaa goobtaas dhalinyaro iyo caruur ku fiidsanayay, waxaana ilaa iyo hada la xaqiijiyay inay jiraan dhimashada ilaa shan ruux iyo dhaawaca tiro intaa ka badan oo aan wali la heyn tiradooda

Qof goob jooge ah ayaa sheegay inuu arkayay gaari yar oo nuuca raaxada oo goobta la soo dhigay, wax yar kadibna uu qarxay, waxaana jira qasaare fara badan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Gudoomiyaha degmada Xamar weyne C/qaadir Maxamed C/qaadir ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen ugu yaraan saddex ruux oo ay caruur ku jireen, isla markaana gaariga qarxay uu ahaa mid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Wariyeyaal ka shaqeeya Idaacada Kulmiye ayaa sheegaya in gaariga uu qadar daqiiqado gudahood ku qarxay, kadib markii laga shakiyay, isla markaana goobta qaraxa ka dhacay ay u badnaayeen caruur iskuul dhiganayay oo ka soo baxay Iskuul Private ah oo ku dhowaa goobta qaraxa uu ka dhacay.

Dadka ku dhaawacmay qaraxa waxaa ka mid ah Wariye lagu magacaabo Ibraahim Sheelare iyo Cameraman ka tirsan Telefishinka Qaranka.

Ciidamada ammaanka ayaa goobta soo gaaray, kuwaasoo wadada xiray, waxaana la maqlayay rasaas ay furayeen ciidamada, taasoo adkeysay gurmadkii loo fidinayay dadkii ku dhaawacmay qaraxa.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe......
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: spy agency targeting Mogadishu three car bomb in a week

Post by waraabe251 »

mooryan blaming everyone but him self

it is hutu leaders trying to milk more money from the international community
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: spy agency targeting Mogadishu three car bomb in a week

Post by SomaliDefenceCouncil »

They are pissed that the Somali army has taken Barawe
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”