Page 1 of 1

Who is Reer Tanadland? Maalin walba cusub ayaad maqlaysaa

Posted: Mon Oct 27, 2014 5:58 pm
by KingWaslawi
Read this statement below, ganacsiga ugu badan Gaalkacyo tanadland ayaa iska leh :lol:

Reer Tanadland who are they? Never heard before.

Beelaha reer Tanadland ee magaalada gaalkacyo degan ganacsiyada ugu waaweyn ee magaalada iyagaa leh, santarka magaaladu waxay ku taalaa xaafada xarunta u ah ee Garsoor, Kastamka ugu weyn ee magaalada waxaa iska leh ganacsade reer Tanadland ah. Shirkadaha magaalada ugu waaweyn ganacsatada reer Tanadland ayaa leh. Hoteelada ugu badan ee magaalada ku yaala reer Tanadland ayaa iska leh, xaafadda guryaha ugu dheer-dheer oo ugu badan ay ku yaalaan magaalada waa xaafadda Garsoor. Waxaana kuligood iska leh ganacsatada reer Tanadland.

Warshadaha iyo shirkadaha markay noqoto intooda ugu muhiimsan inagaa leh. Hada ka hor daaraha magaalada Gaalkacyo ugu dheeri waxay ahaayeen afar-afar dabaq. Hada gaalkacyo waxaa ka socda dhismaha "Hotel Ashkir", Oo u leeyahay mid kamid ah tujaarta beesha reer (Xirsi Muumin) lana yiraahdo (C/qaadir Ashkir Muuse "C/qaadir Boonkaas"). Hada weli sida aad sawirka ka aragtaan sarta dhisme ayaa ku socda, Laakiin marka dabaqa 5-aad la ebyo "Hotel Ashkir" wuxuu noqondoonaa daarta magaalada gaalkacyo iyo gobolka mudug ugu dheer.

http://www.tanadland.com/index.php?suba ... om=&ucat=1&

Re: Who is Reer Tanadland? Maalin walba cusub ayaad maqlaysa

Posted: Mon Oct 27, 2014 6:11 pm
by StormShadow
Tanade is the brother of kablalah, ciise, sade and awrtable. Beesha leelkase is a sub sub sub clan of the Tanade branch. :stylin:

Re: Who is Reer Tanadland? Maalin walba cusub ayaad maqlaysa

Posted: Mon Oct 27, 2014 6:18 pm
by KingWaslawi
Hilaac21 wrote:Tanade is the brother of kablalah, ciise, sade and awrtable. Beesha leelkase is a sub sub sub clan of the Tanade branch. :stylin:
Haa ma saasaa, gartay haddaa :up:

Magaalada gaalkacyo ganacsiga yaalaba iyaga ayaa iska leh sida ku taal faah faahinta xagga sare ku qoran. Waa business warriors :lol:

Re: Who is Reer Tanadland? Maalin walba cusub ayaad maqlaysa

Posted: Mon Oct 27, 2014 6:28 pm
by StormShadow
waa ceynkaas.

Re: Who is Reer Tanadland? Maalin walba cusub ayaad maqlaysa

Posted: Mon Oct 27, 2014 6:32 pm
by SyntaX
English TL;DR?

Re: Who is Reer Tanadland? Maalin walba cusub ayaad maqlaysa

Posted: Mon Oct 27, 2014 6:40 pm
by KingWaslawi
^^^
Tanadland and Thailand close enough.