what does 'gabay' mean?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Does it mean poetry or something? Also who is the most famous poet
- HalfSomali
- Posts: 145
- Joined: Fri Oct 17, 2014 5:58 am
Re: what does 'gabay' mean?
Are you Somali? how can you ask such a dumb question?
- jalaaludin5
- SomaliNet Super

- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: what does 'gabay' mean?
Number ONE...Qamaan bulxan. 
Mahamed Abduleh Hassan.
Suldaan Timacade.
AUN kuligood.
Mahamed Abduleh Hassan.
Suldaan Timacade.
AUN kuligood.
-
YummyMummy
- SomaliNet Super

- Posts: 6441
- Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
- Location: You're always there & I'm always elsewhere
Re: what does 'gabay' mean?
^ How could you forget Hadraawi? 

- jalaaludin5
- SomaliNet Super

- Posts: 8832
- Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
- Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”
Re: what does 'gabay' mean?
YummyMummy wrote:^ How could you forget Hadraawi?
Ps...Hadrawi is a different bread of a gabya. He writes unlike those above who were on a different league.
- Navy9
- SomaliNet Super

- Posts: 6830
- Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
- Location: United States of Aliens
Re: what does 'gabay' mean?
Yes.technogc wrote:Does it mean poetry or something? Also who is the most famous poet
Elmi Bodhari, Africa's Romeo...
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: what does 'gabay' mean?
"Gabay" has two meanings in Somali:
1. Gabay = poem.
2. Gabay = let down eg..Adaa gabay naftayda...
1. Gabay = poem.
2. Gabay = let down eg..Adaa gabay naftayda...
Re: what does 'gabay' mean?
gabaygu waa suugaanta somalida nooca ugu sarreeya .Gabaygu waa aftahanimo , hadal dheeli tiran oo farshaxan lagu nashqadeeyay .
Gabyaa ama abwaan waa qofka tiriya tixaha gabay.Gabyaa kasta waa abwaan balse abwaan kasta maaha gabyaa.
Gabaygu wuxuu ugu sarreyaa suugaanta kala gadisan ee somaliyeed .Sida tan hose ayeey sugaantu ukala horaysaa xaga maqaamka
1.Gabay
2.Geeraar
3.Jiifto (Hees)
4.Dhaanto
5.Saar
6.Heello (Buraanbur)
examples of poetic lines
Daraatoole iyo Faafaan oo wada duraabaaya (Calidhuux)
Haadaaqsi gabay waayo dheer haanso ma lahayne (Salaan]
Caliyoow dabuubtaada, daainkaa wadaye (Qamaan)
Bal muxuu asiibbaa wadaye ,Arap-na doonaayey (Ina dage)
examples of Geeraar
Hadaan gooha amaano
gees-la-kooyda riyaad iyo
ninkii giir-yar lahaa
armuu ciil la go'aa? (Cabdi gorod)
Maalintii Cumar Daahir
Is ku gooyay cayaartiyo
Nin Caloolacad joogay
Oo Meygaag Ciiden war qaatay
Waa cibaaro qabaayoo
Belaayuu curufkeediyo
Camalkeeda yaqaane
Waar tolow, colka jooja! (Salaan)

examples of Jiifto (Hees)
Aan baab tusaala ah
Ku bireeyo heestee
Waxa iga ballaysina
Bismillaahi waa kow
Cabdiyow ba'lagu yidhi
Beertii jacaykow
Haddii siinki buuq iyo
Badhax iyo cindiid dhalay
Kaftankeenna balliyo
Ba'ba aan u rogannee
Waynoo baloolley
Lugta bidix ka jaamee (Hadrawi)
1.Cimrigeed aduunyada
2.Carrigaynu leenahay
3.Ciideenan bilan ee
4.Soomalidu camiran tahay
5.Cishooyin horeentiyo
6.Casrigaynu joognaba
7.Camalkeeda maansada
8.Rag baa caarranaan jiray
9.Cillad la'aan tirin jiray
10.Caynka ka hingaadin jiray
11.Culuumteeda sheegan jiray (seedyare)
Aan baab tusaala ah
Ku bireeyo heestee
Waxa iga ballaysina
Bismillaahi waa kow
Cabdiyow ba'lagu yidhi
Beertii jacaykow
Haddii siinki buuq iyo
Badhax iyo cindiid dhalay
Kaftankeenna balliyo
Ba'ba aan u rogannee
Waynoo baloolley
Lugta bidix ka jaamee (Hadrawi)
1.Cimrigeed aduunyada
2.Carrigaynu leenahay
3.Ciideenan bilan ee
4.Soomalidu camiran tahay
5.Cishooyin horeentiyo
6.Casrigaynu joognaba
7.Camalkeeda maansada
8.Rag baa caarranaan jiray
9.Cillad la'aan tirin jiray
10.Caynka ka hingaadin jiray
11.Culuumteeda sheegan jiray (seedyare)
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1772 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 6 Replies
- 994 Views
-
Last post by quark
-
- 3 Replies
- 623 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 0 Replies
- 583 Views
-
Last post by caburiye1
-
- 1 Replies
- 533 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 1 Replies
- 729 Views
-
Last post by Twist
-
- 0 Replies
- 561 Views
-
Last post by Beegsey
-
- 9 Replies
- 1392 Views
-
Last post by Seedyare
-
- 2 Replies
- 539 Views
-
Last post by Keyse_0208