in Somali..
------------------------------------------------------------
Rag Somali ah ayaan meel geedo badan wada fadhinay. Odey baa noo yimid. Qofkasto Yaatahay ayuu ku dhahay?
Ninkasto inaa yihiisa ayuu sheegtay?
Aniga markii la isoo gaaray ayaan u sheegay inaa yaheeyga?
Waxaan ahay reer hebel ayaan ku dhahay..
----------------------------------------------------------------------------
Jawaabtii odeyga na siiyay ayaan kuligeen ku qosolnay......................
-----------------------------------------------
Jawaabtii odeyga na siiyay ayaan kuligeen layaabnay. Waana ku faraxnay. Farxad taraadeeda ayaan qosol la dhacay ilaan hurdada kasoo kacay.
Odeygii wuxuu dhahay seddexdaan Waxaa kasoo farcanteen Hassan ibn cali ibn abi Daalib. Waxaan tihiin Eheladii Rasuulk(SCW).
Walaahi aad iyo aad ayaan ulayaabay riyadaas. Waligey isku maheeysan nin Carab ah inaan ahay. Bal riyadaas kawarama.
