

http://weaintgotnohistory.sbnation.com/ ... y-birthday
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Somalia plays 4.5 1.Hawiyes dont pass the ball.KingWaslawi wrote:Masha allaah, laakiin ma u tuurayaa wadankiisa?
Hadduu Ingiriiska u safanayo wax lagaga farxo ma arko, Hadduu Soomaaliya u safanayo markaa waa halyay Soomaaliyeed.
Lol @ Hawiyes don't pass the ball. Garoonka marka lasoo galo ayay iyagu is qabsan lahaayeen.BaastoUnit wrote:Somalia plays 4.5 1.Hawiyes dont pass the ball.KingWaslawi wrote:Masha allaah, laakiin ma u tuurayaa wadankiisa?
Hadduu Ingiriiska u safanayo wax lagaga farxo ma arko, Hadduu Soomaaliya u safanayo markaa waa halyay Soomaaliyeed.
Ps.there is a professional somali player at chelsea named fazul islam.most somali kids get into academies and dont make it thereafter.why?
So is P Diddy soomaaha? Psssshhhhhh... pull the other one sxbSubstance wrote: Btw i have totally missed that ashley Cole is half somali.
You are probably right but the thing is I got it from a trusted site and not the random Street talk, thus the confusion but when i think about it he dont look somali one bit.YummyMummy wrote:So is P Diddy soomaaha? Psssshhhhhh... pull the other one sxbSubstance wrote: Btw i have totally missed that ashley Cole is half somali.
hawiye is a big qabiil sxb, stop comparing subs of darod to hawiyeKingWaslawi wrote:Lol @ Hawiyes don't pass the ball. Garoonka marka lasoo galo ayay iyagu is qabsan lahaayeen.BaastoUnit wrote:Somalia plays 4.5 1.Hawiyes dont pass the ball.KingWaslawi wrote:Masha allaah, laakiin ma u tuurayaa wadankiisa?
Hadduu Ingiriiska u safanayo wax lagaga farxo ma arko, Hadduu Soomaaliya u safanayo markaa waa halyay Soomaaliyeed.
Ps.there is a professional somali player at chelsea named fazul islam.most somali kids get into academies and dont make it thereafter.why?
Haddaan tababaraha ahaan lahaa. waxaan soo qadimi lahaa, oo soo safi lahaa 9 jareer wayne ah. Ka kaw iyo tobnaad waxan ka dhigi kahaa Hawiye Lambar sagaalna waan u dhiibi lahaa.
Markuu goolka dhaliyo ka hawiye, niiko Boondheere ayuu ku dhufan lahaa.
Ogaadeen isaga waxaan gayn lahaa goolka cagahaa waaweyn iyo gacmahaa waaweyn ayaa u baahan in gool la dhex istaajiyo.
Shaanshiga waxaan usoo toli lahaa, maryaha taageera yaasha hablahaa wajiga cad cad leh, ayaan soo fadhiisin lahaa taara buunka, si inta ciyaarta lagu jiro ay kamarada u mashquuliyaan.
Majaarteen Bench ayaan fadhiisin lahaa, ciyaaraha adag ayaan u dhigan lahaa, marka la ina wato ayaan soo galin lahaa, waxay ku fiican yihiin sida loo dive gareeyo, waa ragga badda madhiyay.