After 110 signing a motion against him, pm hopes now to get the 6camp of baydhabo votes so can stop it
But is not this leading of him losing his clan card?
President hassan has opened the conference and it was expected to select a new president from the group of sharif haasan thats aligned with dj
Pm says the conference is not inclusive and should be postponed!
Clash between the pm and president continues
Looks like the pm has lost his hope of reaching agreement since the motion appeared earlier today!.
another crisis: yuulka becomes against 3 region conference
Moderator: Moderators
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: another crisis: yuulka becomes against 3 region conferen
Its good news for the people of southwest to postpone this conference and pm taking charge of this statebuilding. Sharif saakin and Damuljadiid crooks corruption is not what sw3 needs at this stage or any stage for that matter.
Re: another crisis: yuulka becomes against 3 region conferen
Wtf jawari supports him in the name of the president of somalia!!
You are here: Home / Wararka maanta
Ku simaha Madaxweynaha oo taageeray Go’aanka Xukuumada ee ballaarinta Maamulka Koofur Galbeed
by A M | Saturday, Nov 1, 2014 | 1285 views
Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa taageeray go’aannada Xukuumadda ee la xiriira in la ballaariyo dadaallada ku aadan in loo wada dhamaado gogosha shirka ergada dhisidda maamul sameynta gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconaya magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Ku simaha Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan hor iyo horaan doonayaa in aan halkaan ka ayido aniga oo ku hadlaya magaceyga,magaca Madaxweynaha Jamhuuriyadda go’aannada kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ee lagu xoojinayo dadaallada is fahamka iyo wada hadalka ah ee ka socda magaalada Baydhabo si ugu dambeyn loo helo in shirka ergada ee ka socda magaalada Baydhabo uu u noqdo mid loo wada dhanyahay oo dhammaan shacabka Koonfur Galbeed ay ka wada qeybgalaan”.
“Waxaan rabaa inaan xusuusiyo dhammaan ergooyinka,wasiirrada howsha wada, siyaasiyiinta,guddiga farsamada iyo guud ahaanba shacabka Koonfur Galbeed markii howlahan oo kale la qabanayo habraaca ayaa ka muhiimsan natiijada soo baxda waana muhiim in habraaca loo marayo howsha dhameystirka dhismaha maamulka Koonfur Galbeed inuu noqdo mid loo wada dhan yahay si loo helo oo uu u sameysmo maamul lagu diirsado,loo wada dhan yahay islamarkaana lagu qanac sanyahay sida uu madasha furitaanka ka sheegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda in dhinacyada gogoshaasi ka maqan oo ay Odayaasha ugu horeeyaan laga wada qeybgeliyo”ayuu hadalkiisa sii raaciyey Ku simaha Madaxweynaha Dalka.
Ugu dambeyntii Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxa uu u mahad celiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka ee ku sugan magaalada Baydhabo dadaallada ay wadaan iyo xubnaha howshooda gacanta ku siiyey waxaana uu ugu baaqay dhammaan shacabka iyo siyaasiyiinta Koonfur Galbeed iney mar walba ilaaliyaan xasiloonidooda ayadoo laga fogaanayo wax kasta oo qalalaase keeni kara.

Substance wrote:Its good news for the people of southwest to postpone this conference and pm taking charge of this statebuilding. Sharif saakin and Damuljadiid crooks corruption is not what sw3 needs at this stage or any stage for that matter.

Some one whos is close to there has said: he has said "laba wax ayoo isku darsadey: degdeg iyo madax adeeg and doesnt take advices unlike of the president"
Last edited by sahal80 on Sat Nov 01, 2014 6:59 pm, edited 4 times in total.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: another crisis: yuulka becomes against 3 region conferen
Who is Us and who is my adeer. Sahal this is basically your narrow thinking. It boils down to this but you wont admit it of course.sahal80 wrote:Substance wrote:Its good news for the people of southwest to postpone this conference and pm taking charge of this statebuilding. Sharif saakin and Damuljadiid crooks corruption is not what sw3 needs at this stage or any stage for that matter.i think your adeer is helping us!
Re: another crisis: yuulka becomes against 3 region conferen
I'm joking sxb I was hasitating to say that but you can consider me being against him!Substance wrote:Who is Us and who is my adeer. Sahal this is basically your narrow thinking. It boils down to this but you wont admit it of course.sahal80 wrote:Substance wrote:Its good news for the people of southwest to postpone this conference and pm taking charge of this statebuilding. Sharif saakin and Damuljadiid crooks corruption is not what sw3 needs at this stage or any stage for that matter.i think your adeer is helping us!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 325 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 74 Replies
- 3424 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 0 Replies
- 453 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 541 Views
-
Last post by Adali
-
- 0 Replies
- 367 Views
-
Last post by bashe19
-
- 38 Replies
- 3149 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 358 Views
-
Last post by bashe19
-
- 19 Replies
- 1283 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 1013 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 10 Replies
- 1384 Views
-
Last post by anzeloti