govt considers options on the UN envoy
Posted: Mon Nov 03, 2014 4:40 pm
News r saying that nick kay has tried to cosolidate his position with the AU and IGAD and that they rejected this!
He then called the EU guy who released a more professional statement
Believe it or not the US govt is againist nick kay way of doing the things like weakening the central govt, time for somali govt to take advantage of this!
He's there for only the UK companies
You can remove nick kay through diplomatic channels not publically
You have to contact directly with the UNSC countries.
Universal tv
Home ➜ Article News ➜ Somali
Dowladda Somaliya oo ka fiirsaneysa in Nicholas Kay uu dalka ka sii hawlgalo
Published: 14 hours 58 minutes ago
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu ka carooday hadalkii xalay ka soo yeeray Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya Amb. Nicholas Kay.
Nicholas Kay, ayaa wuxuu Xildhibaanada Baarlamaanka ku eedeeyay inay lacago ku qaataan, kolka ay noqoto kalsooni kala laabashadooda ku aadan Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada.
Madaxweynaha Somaliya, ayaa waxa uu xalay warqad deg deg ah uu u qoray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Ban Ki-moon, isla-markaana wuxuu ku sheegay inay ka fiirsan doonaan sii joogitaanka Nicholas Kay ee Somaliya.
Madaxweynaha, ayaa qoraalka ku cadeeyay in Wakiilka Qaramada Midoobe ee Somaliya uu faraha la galay Siyaasada Somaliya, isla-markaana ay taasi muujineyso sida uu kaga dheereeyay hawlihii loo igmaday. Taageerada Qaramada Midoobe ee Somaliya wuxuu Madaxweynuhu ku sheegay mid ku eg uun wax u qabashada dadka talaabeysan, arrimaha horumarinta, dib u dhiska dalka iyo dib u heshiisiinta beelaha Somaliyeed, isla-markaana aysan Qaramada Midoobe xaq u lahayn inay soo fara geliso arrimaha Siyaasada.
Madaxweynuhu wuxuu qoraalkiisu ku xusay, in Nicholas Kay ay u arkaan mid garab gaar ah la saftay, taasina ay tahay wax aynaan aqbali karin Dowladdiisu.
Si kastaba ha-ahaatee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka soconaayo olole xoog badan oo mooshin looga gudbinaayo Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed.
PrevReport Broken LinkViews: 2953Next
Like3