Inka Badan Boqol Xildhibaan Oo Mooshin Ra'isal Wasaaraha Somalia Ka Dhan Ah Hor Dhigtay Shir Gudoonka
Muqdisho(Ramaas)November-06-2014- Shir Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Galabnimadii Khamiista loo gudbiyay Mooshin ka dhan ah Ra’isal wasaaraha Somalia Cabdi-wali Sheekh Axmed,kaasi oo Kalsoonida lagagala laabanayo.
Mudane Daahir Amiin Jeesow ayaa BBC-da u sheegay in mooshinka lagu caddeeyey eedeymaha ka dhanka ah ra'iisalwasaaraha. Waxa la sheegay in xildhibaanada Mooshinka saxeexay ka badan yihiin Boqol mudane
Arrintan ayaa ku soo beegmeyso iyadoo uu jira khilaaf u dhexeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisalwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.
Waa ra'iisalwasaarihii labaad ee laga keeno mooshin tan iyo markii la soo doortay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaqada ka eryay Ra'iisalwasaarihii ka horreeyey Cabdiweli, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, bishii December ee sanadkii tegay ee 2013-ka.
Ramaasnews-desk
- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/In ... XdJA0.dpuf
Latest news Damulajid Ahead more MPS oppose abdiweli
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Latest news Damulajid Ahead more MPS oppose abdiweli
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 589 Views
-
Last post by Tempzo
-
- 25 Replies
- 2424 Views
-
Last post by Shirib
-
- 4 Replies
- 508 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 16 Replies
- 1370 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 12 Replies
- 1041 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 5 Replies
- 882 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 27 Replies
- 1384 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 17 Replies
- 2450 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 445 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 3 Replies
- 425 Views
-
Last post by CoolPoisons