

Haddana qofkaasi dooddii uu furaba waxaad isla markiiba arkeysaa iyadoo sidii shinidii loogu xoomey.

Su'aashu waxaa weeye, ma waxaynu jecelnahay qofkaasi waxa uu u taagan yahay?


Xataa haddii aan loo jawaabin waxaad ka anfariiri inta ruux ee dhugatey qormadiisa.
Bilaa caleek aan wax isku falno oo yaan loo jawaabin ruuxaas. Isagu inta uu soo sameysto boqol magac ha isu jawaabo.
Qofkaas ninkii Eebbe kas ugu deeqay wuu garan kuu yahay, doqona loo sheegi maayo



