Page 1 of 1

Somaliland army takes over Buraan, pintland vows as usual.

Posted: Sat Nov 15, 2014 12:02 pm
by theyuusuf143
Ciidamada Maamulka
Soomaaliland oo wata Gaadiid Dagaal oo aad
u badan ayaa Gudaha u soo galay Degmada
Buraan ee Gobolka Sanaag islamarkaana
Maamulka Puntland uu Gacanta ku hayo.
Wararka ayaa sheegaya in markii Ciidamada
Soomaaliland ay Galeen Degmadaasi ay
Banaanbax kala horyimaadeen Shacabka ku
nool Degmada,kuwaas oo diidan soo galida
Ciidamada Maamulka Soomaaliland
Deegaanada Maamul Goboleedka Puntland.


Gudoomiyaha Degmadaasi Bootaan Axmed
Bootaan oo la hadlay Radio Kulmiye
Xafiiskiisa ku yaala Puntland ayaa ka hadlay
qaabka Ciidamadaasi ay u soo galeen
Degmada Buraan iyo qaabkii uu u dhacay
Mudahoraadka looga soo horjeedo.
Sidoo kale Bootaan Axmed Bootaan ayaa
sheegay in Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo
Shacabka kaliya aysan waxba qaban karin
loona baahan yahay in Mamaulka Guud ee
Puntland uu soo fara galiyaan Arrimahasi.


http://www.horufadhionline.com/2014/11/ ... /#comments

http://www.radiokulmiye.com/knn/ciidama ... ddhageyso/

Image

Re: Somaliland army takes over Buraan, pintland vows as usua

Posted: Sat Nov 15, 2014 5:30 pm
by jamal9
:clap: :clap: :sland:

Re: Somaliland army takes over Buraan, pintland vows as usua

Posted: Sat Nov 15, 2014 5:44 pm
by theyuusuf143
yes we rock, pintland is a weak ass local adminstration who always run away when they see the sln army convey.

Image