Page 1 of 1

Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 4:13 pm
by Khalid Ali
Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilay wafdi ka socda dalalka Yurub (SAWIRRO)



Khamiis, November 20, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socdda wadamadda reer Galbeedka kuwaas oo ubadnaa safiiro.
Wafdigan ayaa ujeedadda ay Somaliland u yimaadeen lagu sheegay inay u socdaan sidii ay Somaliland uga caawin lahaayeen dhinacyadda horumarinta iyo geeddi socodka dimuq-raadiyadda Somaliland.

Wefdigan ayaa kulan ay albaabaddu u xidhan yihiin la yeeshay madaxweynaha kuwaas oo aan loo ogolayn warbaahinta, waxaana markii uu kulankaasi dhamaaday warbaahinta la hadlay wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland.

“Waxa maanta farxad weyn noo ah in Wefti balaadhan oo dhawr iyo labaatan qof ka kooban oo ka socda Midawga Yurub noo yimaadeen,kuwaas oo socdaalkoodu la xidhiidho inay wadanka eegaan oo qiimeeyaan horumarka dalku ka gaadhay xaga nabad galyada, Amaanka Xeebaha” ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis.

“Wafdigan oo ka kooban dhamaan Wadamada Xubanaha ka ah Midawga Yurub (European Union) waxaanu u bandhignay sidaanu ugu baahannahay, sida Somaliland dedaalka uga samaysay la dagaalanka Budhcad badeeda,la dagaalanka Argagixisada iyo Nabad galyada iyo Xasiloonida wadankani keenay arkaan oo ay gacan ka gaystaan.”ayuu hadalkiisa raaciyey.

Muddooyinkii u dambeeyay ayaa Weftiyo ka socday dalalka reer Galbeedku booqasho ku imanayeen Somaliland, haseyeeshee waxay wararku sheegayaan inay u yimaadeen sidii loo dhamaystiri lahaa hawlaha ku xidhan doorashooyinka, waxaanay inta badan dalalkan Somaliland ka caawiyaan arrimaha doorashooyinka iyo horumarinta dimuqraadiyadda, waxaanay iminaysa wakhti ay xisbiyadda mucaaradku walaac ka muujiyeen inay doorashaddu qabsoomi karto wakhtigeeddi, isla markaana xukuumadda ku eedeynayaan inay muddo kordhin rabto.

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/Nov/wa ... CT8Bq.dpuf

Re: Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 4:26 pm
by DR-YALAXOOW
hayaaaaaay.. iga wallleee billeee Sooomaaliland duushay dee :o . Eurooppiaan delagisheeen hayaaay.. ictiraafkuna dee waa iman dhawaan dee...

hayaaaayy.. shuunaay ina adeer mee kuwii gudhuuuda ahaa u sheeg dee aqoonsigiii helneeeey..allaaa..

Re: Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 4:26 pm
by BigBreak
siilaanyo is being threatened with sanctions and uprisings if he fails to hold free fair and transparent elections on time

Re: Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 4:27 pm
by Khalid Ali
DR-YALAXOOW wrote:hayaaaaaay.. iga wallleee billeee Sooomaaliland duushay dee :o . Eurooppiaan delagisheeen hayaaay.. ictiraafkuna dee waa iman dhawaan dee...

hayaaaayy.. shuunaay ina adeer mee kuwii gudhuuuda ahaa u sheeg dee aqoonsigiii helneeeey..allaaa..

:lol: :lol: Dr Yalaxow shirki copen hagen ka waran imisa beesa la soo siiye beesha hawiye si ay iskaga celiyaan ninka dhukuran eeh darood eeh xamar uso fadhiistay f-king Tabcaan :lol: :lol:

Re: Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 4:32 pm
by Nomand
quickly talk about FGM and pirates to get some money

Re: Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 6:35 pm
by waraabe251
Khalid Ali wrote:
DR-YALAXOOW wrote:hayaaaaaay.. iga wallleee billeee Sooomaaliland duushay dee :o . Eurooppiaan delagisheeen hayaaay.. ictiraafkuna dee waa iman dhawaan dee...

hayaaaayy.. shuunaay ina adeer mee kuwii gudhuuuda ahaa u sheeg dee aqoonsigiii helneeeey..allaaa..

:lol: :lol: Dr Yalaxow shirki copen hagen ka waran imisa beesa la soo siiye beesha hawiye si ay iskaga celiyaan ninka dhukuran eeh darood eeh xamar uso fadhiistay f-king Tabcaan :lol: :lol:


kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

why did you remind him

Re: Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 10:02 pm
by Xildiiid
Dr. Dameer should worry about the former Italian colony, now a trusteeship under the AU. He should also wipe that Bantu cum off his mouth with that blue flag.

Re: Huge European Delegation arrives in hargeysa Somaliland

Posted: Thu Nov 20, 2014 10:02 pm
by xiimaaya
Let the Begging tournament begin. :dwill: