AUN General Cumar Haaji Masaale
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
AUN General Cumar Haaji Masaale
Inna lilaah wa inaa Ileyhi raajicuun waxaa Magaalada Leicester ee wadanka Ingiriska ku geeriyoday Siyaasiga Gen Cumar Xaaji Masale.
Gen Cumar Xaaji Masale ayaa bilihii ugu danbeyay ku xanuunsanayay Magaalada Leicester ee cariga Ingiriska .
Gen Cumar Xaaji Masale ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladi kacaanka asago mar ka soo noqday Wasiirki Gaashandhiga Somalia.
Guud ahaan Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Warbaahinta ee Kismaayo24 waxaay halkaan uga tacsiyay na yaan Awlaada, Ehelada iyo guud ahaan Ummada Somaliyeed ee uu ka baxay Gen Cumar Xaaji Masale.
Waxaanu leenahay Samir iyo Imaan alaha naga siiyo asagana Janadii Fardowso alaha ka waraabiyo Amin Amin
Gen Cumar Xaaji Masale ayaa bilihii ugu danbeyay ku xanuunsanayay Magaalada Leicester ee cariga Ingiriska .
Gen Cumar Xaaji Masale ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladi kacaanka asago mar ka soo noqday Wasiirki Gaashandhiga Somalia.
Guud ahaan Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Warbaahinta ee Kismaayo24 waxaay halkaan uga tacsiyay na yaan Awlaada, Ehelada iyo guud ahaan Ummada Somaliyeed ee uu ka baxay Gen Cumar Xaaji Masale.
Waxaanu leenahay Samir iyo Imaan alaha naga siiyo asagana Janadii Fardowso alaha ka waraabiyo Amin Amin
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
another faqash bites the dust
- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
Allah u naxariisto General Masaale. Waa geeri naxdin iyo murugo leh. Allah u furo jano fardoowsa. Amiin yaa rabbi.
- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5566
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
AUN marxuumka, qoyskii uu katagay iyo ehelediisina samir imaan ha ka siiyo. Amin.
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
AUN samir iyo imaam ilahay haka siiyo dhamaan reerka, janatul firdows ilahay ha ka waraabiyo.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
was he the son of siyad bare?
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
Inna lilah waa inna illahay rajicuun...very sad news...a hero a legend has died. ..may Allah grant him jannah
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2980
- Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
aun, he was one of the three famous masaale brothers.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
Illow u naxariiso marxuumka, ehelkiisna samir iyo iimaan kasii.
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
Allah Yarhamu
- Tanker
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3607
- Joined: Tue Dec 04, 2012 4:59 pm
- Location: Enjoying my life :) I am so happy ! and endless succes has arrived in my life
Re: AUN General Cumar Haaji Masaale
AUN why did the news not reporting it ? He was the chairman of the socialist party !!! He was the elite !! He was so important he always had an army of people walking after him..... He was the leader of SNF in the defence again thugs and genocide we lost one of the great men
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by weydamal
-
- 1 Replies
- 419 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 6312 Views
-
Last post by keysar123
-
- 13 Replies
- 7869 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 2 Replies
- 1526 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 5 Replies
- 661 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 6 Replies
- 900 Views
-
Last post by Nubis
-
- 31 Replies
- 6754 Views
-
Last post by Waachis