Watch from 3.41
[youtube]<iframe width="560" height="315" src="//www.youtube.com/embed/RWtjHRvmPXs" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>[/youtube]
Someone post this video jawaan and Sooraan are hilarious
Typical Jamaal Cali Xuseen Interview (Shir Jaraiid)
Moderator: Moderators
- Twist
- SomaliNet Super

- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: Typical Jamaal Cali Xuseen Interview (Shir Jaraiid)
cadaani, waxaan kugu cambaaraynayaa, in aad si dadban u cambaaraynaysid mudane Jamaal Cali Xuseen, adigoo weliba ku cambaaraysan in aadan aqoon u lahayn sida video-ga loo soo post-gareeyo. Waxaad tahay qof si aad iyo aad u cambaaraysan. Cambaar fowqal cambaar!
Re: Typical Jamaal Cali Xuseen Interview (Shir Jaraiid)
Waxaan caawa uu soo gole fadhistay caambaaraynta ninka isku magaacabay Twist oo si beelaysan been iyo eedayn an Sal iyo Raad toona lahayn iga sheegay. Waaxan an dusha kaga tuuraya caambaarayn cambaaraysan oo aan ku caamabaraynayo isaga iyo wixi la fiikar ah ba, Dawr qodobna waan ka oodhanya. Wa kow, Caambaareynta uu ii soo jeediyay ee ah in aan Siyaasi Jamaal Cali Xuseen si dadban uu caambaareyey aniga iyo xisbiga aan tageersanahay iyo beesha aan ka soo jeedo iyo weliba beesha uu laftigiisu ka soo jeedo waanu caambaaraynayna. Ta labaad, hadi aan garanwayey sida video-ga loo post-gareeyo, ma inaad ii toosisid ba mise wa cay, aflagooda iyo wareer cad, talabada aad kaadayna caambaareyn labaad iga gudoon.Twist wrote:cadaani, waxaan kugu cambaaraynayaa, in aad si dadban u cambaaraynaysid mudane Jamaal Cali Xuseen, adigoo weliba ku cambaaraysan in aadan aqoon u lahayn sida video-ga loo soo post-gareeyo. Waxaad tahay qof si aad iyo aad u cambaaraysan. Cambaar fowqal cambaar!
Wa bila towfik.
- Twist
- SomaliNet Super

- Posts: 12420
- Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
- Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom
Re: Typical Jamaal Cali Xuseen Interview (Shir Jaraiid)
Haddaba waa wada cambaareyntaa ee sidaa aan ku kala cambaareysanaano, ina adeer. Waxaan sidoo kale weliba cambaareynayaa majaajiliiste Sooraan oo isaga ah qofka ugu cambaareynta badan. Cambaaro!
And here is the video, awoowe:
And here is the video, awoowe:
- Brigadier12
- Posts: 102
- Joined: Sun Sep 14, 2014 8:25 pm
Re: Typical Jamaal Cali Xuseen Interview (Shir Jaraiid)
Yeah I did hahaha
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 870 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 1 Replies
- 710 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 46 Replies
- 3373 Views
-
Last post by Djiboutian
-
- 2 Replies
- 482 Views
-
Last post by Bunayste
-
- 4 Replies
- 905 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 18 Replies
- 1522 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 9 Replies
- 1067 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 9 Replies
- 1325 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 30 Replies
- 2520 Views
-
Last post by JSL3000
