breaking news: heavy weight SL politicians join wadani
Posted: Thu Nov 27, 2014 2:05 pm
Breaking news:
Siyaasiyiin Xilal Ka Soo Qabtay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Digo Rogtay Xisbiga Waddani Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog), Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Camarje, Muj. Boobe Yuusuf Ducaale, Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo Qaar Kalo Badan. Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta xaflad balaadhan uu ku soo dhaweynayay Taageereyaal ku biiray ku qabtay Huteelka Crown ee magaalada Hargeysa.
Halkan Hoose Ka Daawo Khadbadii Wasiirkii hore Ee Waraafinta Boobe Yuusuf Ducaale
Halkan Hoose Ka Daawo Khadbadii Badhasaabkii hore ee gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji)
Halkan Hoose Ka Daawo Khadbadii Wasiirkii Hore Daakhiliga Mr Duur Oo Ka Mid Ahaa Siyaasiyiinta Waddani Ku Biiray.
Wasiirkii hore ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog)
“Wallaahi Ninka Dulmi Dugsaday Ee Caddaalad Daro Dugsaday Ee Musuqmaasuq Dugsaday Ee Qabyaalad Dugsaday Ee Ka Tagi Waayay, Isagaa Wax Is-Yeelay”