Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegation

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegation

Post by Khalid Ali »

[youtube]BB_xMfON3Hc#t=113[/youtube]
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hargeysa Ka Furay Xarunta Lagu Xanaanaynayo Agoomaha +Sawiro

Hargeysa(Ramaas)November-29-2014-Xarun Hoy iyo goob waxbarasho u noqonaysa ilaa 717 ka mid ah Caruurta Agoonta ah ee Somaliland ayaa maanta laga furay duleedka Bari ee Magaalada Hargeysa. Mashruucan oo iskugu jira goob waxbarashada hoose, dhexe, sare iyo Farsamada iyo farshaxanka iyo waliba Goob Caafimaad iyo Goobaha Cibaadada waxaa hirgalisay islamarkaana maalgalisay Dawladda Kuwait.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo xubno golihiisa wasiirada ka tirsan ayaa ka qayb galay xafladda furitaanka. Waxa sidoo kale ka qayb galay Weftiyo ka socda Dawladda Kuwait iyo Jabuuti.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa si balaadhan ugu mahadceliyay Dawladda Kuwait ee Hirgalisay Mashruucan. Waxaanu dhagax dhigay goob halkaasi ka ag dhaw oo u gaar noqon doonta Hablaha. Dhismaha xaruntan ayaa socday mudo laba sano ah.
- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ma ... fOwr8.dpuf


Image

Image

Image

Image

Image

Image


Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
Brigadier12
Posts: 102
Joined: Sun Sep 14, 2014 8:25 pm

Re: Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegat

Post by Brigadier12 »

costs 7 million, this is for the boys only the girls camp will be next.
GenkinMaru
Posts: 210
Joined: Wed Jan 22, 2014 3:09 pm

Re: Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegat

Post by GenkinMaru »

Very Nice!! Somalis take note. This is how you build buildings, not those ugly colored houses. Future building designs in Somaliland should follow similar building plans and blueprints!!
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegat

Post by LobsterUnit »

Well done silaanyo.another great photo opportunity.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegat

Post by Togdeer »

Well done Silanyo, Keep up the good job.
And Thank You Kuwait for the support shown to somaliland.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegat

Post by Khalid Ali »

Reer boqor the Kuwaitis and the SL government good job there is another project coming to the Kuwaitis are dad wanaaagsan runti reer ibn sabah :up: :sland:
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Ahmed Silanyo inaugurates Orphan center+ Kuwaiti delegat

Post by Togdeer »

The only reason they love somalis so much is because, we helped them in the first gulf war when Sadam Hussein invaded Kuwait. And I think they have realised that somaliland is better to invest in that somalia.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”