Somaliland The Power of the Horn

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Somaliland The Power of the Horn

Post by KingWaslawi »

Ciyaalkan Somaliland iyo federal ku riyoonay, geeri baanu ka xigaynaa inaanu federal uraya qaadano,

Calanka Somaliland
''Safka sare cagaarkii waa sadar barwaaqo ah
Safka xiga caddaankii inaad nabad ku caan tahay
Safka xiga casaankii seefta cadawga lagu jaro''
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by gulaid111 »

Weger, waar Somaliland hooyadeed ayaan la aqoonsaneyn ee ha is wareerin neefyow
User avatar
Octavius
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1689
Joined: Thu May 08, 2014 3:00 pm
Location: Oh Allah, I ask of you peace & faith in this world & in the hereafter

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by Octavius »

*you are kidding yourself
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by KingWaslawi »

Image
User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by gulaid111 »

Nacaskan yaree hj ah yaa baqbaqdiisa kka fadhisiiya meesha intaan la dhex marsan
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by skywalker25 »

gulaid111 wrote:Weger, waar Somaliland hooyadeed ayaan la aqoonsaneyn ee ha is wareerin neefyow
Looool

As if you have a say in Somalilands destination...

All you need to know is if you ever go to Somaliland you better come correct cause that attitude there will get you into trouble. Keep it on PC only.

Word
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by KingWaslawi »

gulaid111 wrote:Nacaskan yaree hj ah yaa baqbaqdiisa kka fadhisiiya meesha intaan la dhex marsan
Ka sheekee baan ku idhi, afarta san gadhuudhi Ugali fufus ee kaaraha kugu ilaaliya, intaan ku riyoonayso federal khiyaaliya.
User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by gulaid111 »

KingWaslawi wrote:

Dhaga, ugali hadaad ciidankii cunayaan mid mid sigaar ah umay eekadeen, maxaad leeday sida xoolahaaad iskaga daaqi adhiyaw
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by LiquidHYDROGEN »

Oh lawd...
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by KingWaslawi »

Cuntada aad ka sheekay naysaa waa maxay, askariga dablaha ah cunto ma yaqaano, malaa abootadaa ayaad u haysataaye, askariga dhabta ah kaadi diisuu cabaa intaasaa ugu filan cunto.
Ha nala sheekaysan nacas yahaw fufu ugaligu ilaaliyo, malaa waxaad iiga soo dhawaanaysaa inaad hadhow ku faanto nin reer Somaliland ah, oo xora ayaan la hadlay intaasaad kolay ku seexanay saaye.
Last edited by KingWaslawi on Tue Dec 02, 2014 5:54 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by AbkoowDhiblaawe »

]Somaliland The Power of the Horn
[/b]

Image
User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by gulaid111 »

KingWaslawi wrote:Cuntada aad ka sheekay naysaa waa maxay, askariga dablaha ah cunto ma yaqaano, malaa abootadaa ayaad u haysataaye, askariga dhabta ah kaadi diisuu cabaa intaasaa ugu filan cunto.
Ha nala sheekaysan nacas yahaw fufu ugaligu ilaaliyo, malaa waxaad iiga soo dhawaanaysaa inaad hadhow ku faanto nin reer Somaliland ah, oo xora ayaan la hadlay intaasaan kolay ku seexanay saaye.
Kani caqli Reer Somaliland mahee waa kii Hj.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by KingWaslawi »

gulaid111 wrote:
KingWaslawi wrote:Cuntada aad ka sheekay naysaa waa maxay, askariga dablaha ah cunto ma yaqaano, malaa abootadaa ayaad u haysataaye, askariga dhabta ah kaadi diisuu cabaa intaasaa ugu filan cunto.
Ha nala sheekaysan nacas yahaw fufu ugaligu ilaaliyo, malaa waxaad iiga soo dhawaanaysaa inaad hadhow ku faanto nin reer Somaliland ah, oo xora ayaan la hadlay intaasaan kolay ku seexanay saaye.
Kani caqli Reer Somaliland mahee waa kii Hj.

Calaacalka jooji oo is xoree horta markaas uun baynu wada hadli karnaa.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by theyuusuf143 »

gulaid111 wrote:Nacaskan yaree hj ah yaa baqbaqdiisa kka fadhisiiya meesha intaan la dhex marsan

"Yaa i loodin kara saw arlada leexo
qarin mayso'' Faarax Laanjeer Hj

"Gujiskii badaan uga dhignahay gebiga daarood" salaan carrabay Hj

"bawdada nimay kaga dhacdiyo boqonta mooyaane gobanimo layskama helo ban iska taal taal " Maxamed nuur fadal Hj

"Anigoo wax dili kara duco qaadan maayee debci qorigu hay faro" Haadraawi Hj

Proud to be habarjeclo . s/land ha nolato !
User avatar
KnowThySelf23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2510
Joined: Sat Nov 29, 2014 9:51 pm
Location: No Church in the wild

Re: Somaliland The Power of the Horn

Post by KnowThySelf23 »

Image

Image

Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”