WASIIRKA KOWAAD OO LA DHAHAY MAYA!
Posted: Sat Dec 06, 2014 12:44 pm
Maanta waxaa shaqada laga eryay wasiirkii kowaad ee Soomaliya. Yuulka waxbadan wuu ka sheekeen doona sababta loo eryay.
Laakiin waxaa leeyahay waa lagaa reeysan doonaa. Dastuurka ayuu nagu wareeriyay.
Laakiin waxaa leeyahay waa lagaa reeysan doonaa. Dastuurka ayuu nagu wareeriyay.
Dastuurka hala raaco iyo fargiga 5aad mardambe ma maqleeno.
