a somaliland activist just posted this on his facebook profile, i tried to google it and find any other links talk about the same issue but i couldnt find so i wonder if any one here ( ONLY SOMALILANDERSERS) can confirm this news.
WAR DEGDEG AH:
Mid ka Mid ah BUSHAAROOYINKA UU MAQALKOODA UGU JECEL YAHAY MADAXWAYNE SIILAANYO OO SAFIIRKA FARANSIISKA U FADHIYA JABUUTI U SOO SHEEGAY !!!! ALAAHU AKBAR
Heshiis 3 Geesood ah Somaliland Ethiopia iyo Faransiiska ayaa la isla aqbalay, kaasi oo suurto galinaya in dalka Somaliland marin u noqdo 30% Ganacsiga Dalka Ethiopia halkii uu markii hore marinka uu u ahaa Dalka Djibouti.
Heshiiskan ayaa noqonaya Heshiiskii Dhaqaale ee ugu waynaa ee Somaliland waligeed ka hirgala, sababtoo ah waxa ku jira mashaariic kaabayaasha dhaqaalaha ah oo aan Mandaqada Geeska Afrika gaaar ahaan dalka Somaliland oo hore uga mid ahaa Jamhuuriyadii Somalia ee burburtay.
Xogaha Heshiiskan Dhaqaale ee 3 Geesoodka ah ayaa iftiiminaya in ay ka mid yihiin:
- Dhismaha 2 Xadiid Tareen oo Koronto ku shaqeeya kuwaasi oo isku xiri doona Caasimada Ethiopia iyo Dekeda Istiraatijiga ah ee ku taal Magaalada Xeebeeda Berbera 2da Xadiid Tareen ayaa lagu sheegay in ay kala noqonayaan mid Xamuulka ah iyo mid Rakaabka dadka kala ah, Sidoo kale waxa Qayb ka ah dhismayaal wadooyin iyo dhismayaal ganacsi iyo Marino saliida iyo Tamarta la mariyo.
Lama oga wakhtiga rasmiga ah ee heshiiskani bilaabayo ama hawlgalayo
-------------------------------------------------------
the link he gave also is from a paid website:
http://www.africaintelligence.com/ION/a ... 052718-ART
somalilnd+france+ethiopia deal..!!!??.
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 32 Replies
- 2785 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 11 Replies
- 1817 Views
-
Last post by hangool79
-
- 28 Replies
- 5197 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 37 Replies
- 1649 Views
-
Last post by Rebel-Lion1
-
- 7 Replies
- 555 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 116 Replies
- 7046 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 3 Replies
- 397 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 2 Replies
- 298 Views
-
Last post by STOP!
-
- 2 Replies
- 362 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 11 Replies
- 942 Views
-
Last post by sahal80